Sabuurradii 128 ~ Psalm 128

picture

1 W axaa barakaysan mid kasta oo Rabbiga ka cabsada, Oo jidadkiisa ku socda.

He waiata; he pikitanga. Ka hari nga tangata katoa e wehi ana i a Ihowa: e haere ana i ana ara.

2 W aayo, waad cuni doontaa waxa gacmahaagu ku hawshoodeen, Waadna farxi doontaa, oo waad barwaaqoobi doontaa.

E kai hoki koe i te mahinga a ou ringa: e hari koe, a ka tau te pai ki a koe.

3 N aagtaadu waxay gurigaaga ku dhex ahaan doontaa sida geed canab ah oo midho badan dhala. Carruurtaaduna waxay noqon doonaan sida geedo saytuun ah oo miiskaaga ku wareegsan.

E rite tau wahine ki te waina hua, i roto rawa i tou whare: au tamariki ki nga mahuri oriwa, i nga taha o tau tepu.

4 B al eeg, sidaasuu u barakoobi doonaa Ninka Rabbiga ka cabsadaa.

Na he pera te manaaki mo te tangata e wehi ana i a Ihowa.

5 R abbigu Siyoon buu kaa barakayn doonaa, Oo cimrigaaga oo dhan waxaad arki doontaa wanaagga Yeruusaalem.

Ka Manaakitia koe e Ihowa i Hiona; a e kite koe i te pai o Hiruharama i nga ra katoa e ora ai koe.

6 H aah, oo waxaad arki doontaa carruurtaada carruurtooda. Reer binu Israa'iil korkooda nabadu ha ahaato.

Ae, e kite koe i nga tamariki a au tamariki. Kia mau te rongo ki a Iharaira.