Matayos 3 ~ Matthew 3

picture

1 M aalmahaas waxaa yimid Yooxanaa Baabtiisaha isagoo cidlada Yahuudiya wax ku wacdiyaya, oo leh,

Na i aua ra ka puta a Hoani Kaiiriiri, ka kauwhau i te koraha o Huria,

2 T oobadkeena, waayo, boqortooyadii jannadu waa dhow dahay.

Ka mea, Ripeneta, kua tata hoki te rangatiratanga o te rangi.

3 W aayo, kan waa kii nebi Isayos ka hadlay kolkuu yidhi, Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya, Jidka Rabbiga hagaajiya, Waddooyinkiisa toosiya.

Ko ta Ihaia poropiti hoki tenei i korero ai, i mea ai, He reo no tetahi i te koraha e karanga ana, Whakapaia te huarahi o te Ariki, whakatikaia ona ara.

4 Y ooxanaa qudhiisu wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa, oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa, cuntadiisuna waxay ahayd ayax iyo malab dibadeed.

A ko te kakahu o taua Hoani he huruhuru kamera, he hiako hoki te whitiki o tona hope; ko tana kai he mawhitiwhiti, he honi koraha.

5 M arkaas waxaa u soo baxay dadka Yeruusaalem, iyo kuwa Yahuudiya oo dhan iyo kuwa dalka Urdun ku wareegsan oo dhan,

Katahi ka haere ki a ia a Hiruharama, me Huria katoa, me nga kainga katoa e tutata ana ki Horano,

6 m arkaasuu Webi Urdun ku baabtiisay iyagoo dembiyadooda qiranaya.

A iriiria ana ratou e ia ki Horano, me te whaki ano i o ratou hara.

7 L aakiin goortuu arkay qaar badan oo Farrisiin iyo Sadukiin ah oo baabtiiskiisa yimid wuxuu ku yidhi, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa?

No tona kitenga ia i te tini o nga Parihi, o nga Haruki e haere ana ki tana iriiringa, ka mea ia ki a ratou, E te uri nakahi, na wai koutou i whakamahara kia rere i te riri meake puta?

8 H addaba midho toobad istaahila soo bixiya,

Na, whakaputaina he hua e rite ana ki o te ripeneta:

9 h ana ku fikirina inaad tidhaahdaan, Waxaannu leennahay Ibraahim oo aabbe noo ah. Waayo, waxaan idinku leeyahay, Ilaah waa karaa inuu dhagaxyadan carruur uga kiciyo Ibraahim.

Kei anga koutou kei mea i roto i a koutou, Ko Aperahama to tatou matua: ko taku kupu hoki tenei ki a koutou, e ahei ana ano i te Atua te whakaara tamariki ake ma Aperahama i enei kohatu.

10 H addeer weliba faaska waxaa la dhigay geedaha guntooda. Sidaa darteed geed walba oo aan midho wanaagsan soo bixin waa la gooyaa oo dabkaa lagu tuuraa.

Na tenei ka pa te toki ki te pakiaka o nga rakau; a, ki te kahore tetahi rakau e hua i te hua pai, ka tuaina, ka maka ki te ahi.

11 A nigu biyo ayaan idinku baabtiisaa ilaa toobadda, laakiin kan iga daba imanayaa waa iga itaal weyn yahay, kan aanan istaahilin inaan kabihiisa u qaado. Isagu wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.

Ko ahau nei he iriiri taku i a koutou ki te wai, hei mea ripeneta: ko tenei ia, e haere mai ana i muri i ahau, nui atu tona mana i toku, e kore ahau e tau hei mau i ona hu: mana koutou e iriiri ki te Wairua Tapu, ki te kapura:

12 M asaftiisu gacantiisay ku jirtaa, goobta wax lagu tumona aad buu u safayn doonaa, oo sarreenkiisa ayuu maqsinka ku soo ururin doonaa, laakiin buunshaha ayuu dab aan damayn ku gubi doonaa. Ciise Waa La Baabtiisay

Ko tana mea tahi kei tona ringa, a e tino tahia e ia tana patunga witi, a e kohia ana witi ki roto ki te whare witi; tena ko te papapa e tahuna ki te kapura e kore e tineia.

13 M arkaasaa Ciise Galili ka yimid oo Webi Urdun ugu tegey Yooxanaa inuu baabtiiso.

I reira ka haere a Ihu i Kariri ki Horano, ki a Hoani, kia iriiria e ia.

14 Y ooxanaase waa diiday, isagoo leh, Anaa u baahan inaad i baabtiisto, adiguna miyaad ii timid?

Otira ka whakakahore a Hoani ki a ia, ka mea, Ko te tikanga ra ko ahau kia iriiria e koe, a e haere mai ana koe ki ahau?

15 L aakiin Ciise waa u jawaabay oo ku yidhi, Haddeer oggolow, waayo, sidaas waa inoo eg tahay inaynu xaqnimada oo dhan wada yeelno; markaasuu u oggolaaday.

Na ka whakahoki a Ihu, ka mea ki a ia, Tukua ra aianei; ko te tikanga hoki tenei ma taua kia whakarite i nga mea tika katoa. Na tukua ana ia e ia.

16 C iise goortii la baabtiisay, ayuu markiiba biyaha kor uga baxay, kolkaasaa samooyinku furmeen, oo wuxuu arkay Ruuxa Ilaah oo sida qoolley oo kale u soo degaya oo dushiisa imanaya,

A, no ka oti a Ihu te iriiri, tika tonu ake ia i te wai: na ko te rangi ka tuwhera ki a ia, a ka kite ia i te Wairua o te Atua e heke iho ana me he kukupa, a tau ana ki runga ki a ia:

17 o o cod baa samooyinka ka lahaa, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay, oo aan ku faraxsanahay.

Na ko tetahi reo no te rangi e mea ana, Ko taku Tama tenei i aroha ai, ko taku i ahuareka ai.