1 M arkaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi,
Then Bildad the Shuhite answered,
2 D owladnimo iyo cabsiba isagaa leh, Oo meelihiisa sarena nabad buu ka dhigaa.
“Dominion and fear are with him. He makes peace in his high places.
3 C iidammadiisu ma tiray leeyihiin? Oo yuu yahay kan aan iftiinkiisu ku soo bixin?
Can his armies be counted? On whom does his light not arise?
4 B alse sidee baa nin u kari karaa inuu Ilaah hortiisa xaq ku ahaado? Mid naagu dhashayse sidee buu u karaa inuu nadiif ahaado?
How then can man be just with God? Or how can he who is born of a woman be clean?
5 B al eeg, xataa dayuxu hortiisa nuur kuma leh, Oo xiddiguhuna hortiisa daahir kuma aha.
Behold, even the moon has no brightness, and the stars are not pure in his sight;
6 I ntee buu ka sii liitaa nin dirxi ahu! Iyo binu-aadmiga dirxiga ahu!
How much less man, who is a worm, the son of man, who is a worm!”