1 H addana wuxuu bilaabay inuu badda agteeda wax ku baro, oo waxaa u soo ururay dad badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay, wuxuuna fadhiistay badda, dadkii badnaana waxay joogeen badda xeebteeda.
耶 稣 又 在 海 边 教 训 人 。 有 许 多 人 到 他 那 里 聚 集 , 他 只 得 上 船 坐 下 。 船 在 海 里 , 众 人 都 靠 近 海 , 站 在 岸 上 。
2 M arkaasuu wax badan masaallo ku baray, oo intuu wax barayay ayuu iyaga ku yidhi,
耶 稣 就 用 比 喻 教 训 他 们 许 多 道 理 。 在 教 训 之 间 , 对 他 们 说 :
3 D hegaysta, waxaa baxay beerrey inuu wax beero.
你 们 听 阿 ! 有 一 个 撒 种 的 出 去 撒 种 。
4 I ntuu beerayay qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, kolkaasaa shimbirro yimaadeen oo cuneen.
撒 的 时 候 , 有 落 在 路 旁 的 , 飞 鸟 来 吃 尽 了 ;
5 Q aar kalena waxay ku dhaceen dhul dhagax ah oo aan carro badan lahayn; kolkiiba way soo baxeen, waayo, carradu hoos uma dheerayn,
有 落 在 土 浅 石 头 地 上 的 , 土 既 不 深 , 发 苗 最 快 ,
6 l aakiin qorraxdu goortay soo baxday way gubteen, waana engegeen, waayo, xidid ma lahayn.
日 头 出 来 一 晒 , 因 为 没 有 根 , 就 枯 乾 了 ;
7 Q aar kalena waxay ku dhex dhaceen qodxan, qodxantiina waa soo baxday oo ceejisay, oo midho ma ay dhalin.
有 落 在 荆 棘 里 的 , 荆 棘 长 起 来 , 把 他 挤 住 了 , 就 不 结 实 ;
8 Q aar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen, oo intay baxeen ayay koreen oo midho dhaleen. Mid wuxuu dhalay soddon, midna lixdan, midna boqol.
又 有 落 在 好 土 里 的 , 就 发 生 长 大 , 结 实 有 三 十 倍 的 , 有 六 十 倍 的 , 有 一 百 倍 的 ;
9 O o wuxuu ku yidhi, Kan dhego wax lagu maqlo lahu ha maqlo. Sida Loo Isticmaalo Masaallada
又 说 : 有 耳 可 听 的 , 就 应 当 听 !
10 G oortuu keligiis ahaa kuwii la joogay iyo laba-iyo-tobankii wax bay masaalladii ka weyddiiyeen.
无 人 的 时 候 , 跟 随 耶 稣 的 人 和 十 二 个 门 徒 问 他 这 比 喻 的 意 思 。
11 K olkaasuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada Ilaah garataan, laakiin kuwa dibadda jooga wax walba waxaa loogu sheegaa masaallo,
耶 稣 对 他 们 说 : 神 国 的 奥 秘 只 叫 你 们 知 道 , 若 是 对 外 人 讲 , 凡 事 就 用 比 喻 ,
12 s i ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan, si ayan u soo noqon oo aan loo cafiyin. Micnaynta Masaalka Beerreyga
叫 他 们 看 是 看 见 , 却 不 晓 得 ; 听 是 听 见 , 却 不 明 白 ; 恐 怕 他 们 回 转 过 来 , 就 得 赦 免 。
13 W uxuuna iyaga ku yidhi, Miyaydnaan masaalkan garanaynin? Sidee baad masaalladii oo dhan u garan doontaan?
又 对 他 们 说 : 你 们 不 明 白 这 比 喻 麽 ? 这 样 怎 能 明 白 一 切 的 比 喻 呢 ?
14 B eerreygu wuxuu beeraa hadalka.
撒 种 之 人 所 撒 的 就 是 道 。
15 W aa kuwan kuwii jidka yiil meeshii hadalka lagu beeray, oo goortay maqlaan, Shayddaan baa kolkiiba yimaada oo ka qaada hadalkii lagu beeray iyaga.
那 撒 在 路 旁 的 , 就 是 人 听 了 道 , 撒 但 立 刻 来 , 把 撒 在 他 心 里 的 道 夺 了 去 。
16 S i la mid ahna kuwan waa kuwii dhul dhagax ah lagu beeray, kuwii goortay hadalkii maqlaanba kolkiiba farxad bay ku qaataan;
那 撒 在 石 头 地 上 的 , 就 是 人 听 了 道 , 立 刻 欢 喜 领 受 ,
17 x ididse isagu ma leh, laakiin wakhti yar bay sii jiraan, markii dambe goortii dhib ama silac u dhoco hadalka aawadiis, markiiba way ka xumaadaan.
但 他 心 里 没 有 根 , 不 过 是 暂 时 的 , 及 至 为 道 遭 了 患 难 , 或 是 受 了 逼 迫 , 立 刻 就 跌 倒 了 。
18 K uwanna waa kuwii qodxanta lagu dhex beeray, kuwa hadalka maqla,
还 有 那 撒 在 荆 棘 里 的 , 就 是 人 听 了 道 ,
19 l aakiin kawelwelidda dunidan, iyo sasabidda maalka, iyo damacyada wax kale ayaa gala oo hadalkii ceejiya, oo wuxuu noqdaa midhola'aan.
後 来 有 世 上 的 思 虑 、 钱 财 的 迷 惑 , 和 别 样 的 私 欲 进 来 , 把 道 挤 住 了 , 就 不 能 结 实 。
20 K uwanna waa kuwii dhulka wanaagsan lagu beeray, kuwa hadalka maqla, oo aqbala, oo midho soo dhala, mid soddon, midna lixdan, midna boqol. Waxa Laga Barto Laambadda Iyo Abuurka
那 撒 在 好 地 上 的 , 就 是 人 听 道 , 又 领 受 , 并 且 结 实 , 有 三 十 倍 的 , 有 六 十 倍 的 , 有 一 百 倍 的 。
21 W uxuuna iyaga ku yidhi, Ilays ma waxaa loo keenaa in la hoos geliyo weel ama sariir? Sow lama saaro meeshii ilayska?
耶 稣 又 对 他 们 说 : 人 拿 灯 来 , 岂 是 要 放 在 斗 底 下 , 床 底 下 , 不 放 在 灯 ? 上 麽 ?
22 W ax qarsoon ma jiro oo aan soo muuqan doonin, oo wax daboolanna ma jiro oo aan bannaan soo bixi doonin.
因 为 掩 藏 的 事 , 没 有 不 显 出 来 的 ; 隐 瞒 的 事 , 没 有 不 露 出 来 的 。
23 H addii nin leeyahay dhego uu wax ku maqlo ha maqlo.
有 耳 可 听 的 , 就 应 当 听 !
24 K olkaasuu ku yidhi, U fiirsada waxaad maqlaysaan; qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa laydiinku qiyaasi doona oo ayaa laydiin kordhin doonaa.
又 说 : 你 们 所 听 的 要 留 心 。 你 们 用 甚 麽 量 器 量 给 人 , 也 必 用 甚 麽 量 器 量 给 你 们 , 并 且 要 多 给 你 们 。
25 K ii wax haysta waa la siin doonaa. Kii aan waxba haysanse waa laga qaadi doonaa wuxuu haysto.
因 为 有 的 , 还 要 给 他 ; 没 有 的 , 连 他 所 有 的 也 要 夺 去 。
26 W uxuuna yidhi, Sidaa weeye boqortooyadii Ilaah, sida nin abuur dhulka ku daadsha.
又 说 : 神 的 国 如 同 人 把 种 撒 在 地 上 。
27 I sagu waa hurdaa, waana kacaa maalin iyo habeenba, oo abuurku waa baxaa oo weynaadaa, laakiin si ay tahay isagu garan maayo.
黑 夜 睡 觉 , 白 日 起 来 , 这 种 就 发 芽 渐 长 , 那 人 却 不 晓 得 如 何 这 样 。
28 D hulka keligiis ayaa midhaha bixiya, horta jirridda, dabadeed sabuulka, dabadeedna sabuulka midho ka buuxsama.
地 生 五 谷 是 出 於 自 然 的 : 先 发 苗 , 後 长 穗 , 再 後 穗 上 结 成 饱 满 的 子 粒 ;
29 L aakiin goortii midhuhu soo bislaadaan, kolkiiba ayuu mindi la galaa, waayo, wakhtigii beergooyska ayaa yimid.
谷 既 熟 了 , 就 用 镰 刀 去 割 , 因 为 收 成 的 时 候 到 了 。
30 W uxuuna yidhi, Maxaynu boqortooyadii Ilaah la masaysiinnaa, oo masaalkee baynu u ekaysiinnaa?
又 说 : 神 的 国 , 我 们 可 用 甚 麽 比 较 呢 ? 可 用 甚 麽 比 喻 表 明 呢 ?
31 W uxuu yahay sida iniin khardal oo kale, tan goortii dhulka lagu beero waa ka wada yar tahay iniinaha dhulka ku jira oo dhan.
好 像 一 粒 芥 菜 种 , 种 在 地 里 的 时 候 , 虽 比 地 上 的 百 种 都 小 ,
32 L aakiin goortii la beero way baxdaa oo ka weynaataa dhalatada oo dhan, oo ay laamo waaweyn bixisaa si ay shimbirraha cirku hooskeeda ugu degaan.
但 种 上 以 後 , 就 长 起 来 , 比 各 样 的 菜 都 大 , 又 长 出 大 枝 来 , 甚 至 天 上 的 飞 鸟 可 以 宿 在 他 的 荫 下 。
33 M asaallo badan oo tan oo kale ah ayuu ereyga kula hadlay intii ay maqli karayeen.
耶 稣 用 许 多 这 样 的 比 喻 , 照 他 们 所 能 听 的 , 对 他 们 讲 道 。
34 L aakiin masaalla'aan kulama uu hadlin, oo markay keligood ahaayeen ayuu wax walba xertiisii u fasiray. Ciisaa Duufaantii Dejiyey
若 不 用 比 喻 , 就 不 对 他 们 讲 ; 没 有 人 的 时 候 , 就 把 一 切 的 道 讲 给 门 徒 听 。
35 M aalintii qudheedii, goortii makhribkii la gaadhay, wuxuu iyaga ku yidhi, Dhanka kale aan u gudubnee.
当 那 天 晚 上 , 耶 稣 对 门 徒 说 : 我 们 渡 到 那 边 去 罢 。
36 G oortay dadkii badnaa direen, isagay wadeen intuu doonnidii ku jiray, oo doonniyo yaryar oo kalena way la jireen.
门 徒 离 开 众 人 , 耶 稣 仍 在 船 上 , 他 们 就 把 他 一 同 带 去 ; 也 有 别 的 船 和 他 同 行 。
37 W axaa kacay duufaan weyn oo dabayl ah, hirarkiina doonniday ku dhaceen ilaa ay doonnidii buuxsamaysay.
忽 然 起 了 暴 风 , 波 浪 打 入 船 内 , 甚 至 船 要 满 了 水 。
38 I saguna wuxuu joogay xaggii dambe ee doonnida isagoo barkin ku hurda. Markaasay toosiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, miyaanay waxba kula ahayn inaynu lunno?
耶 稣 在 船 尾 上 , 枕 着 枕 头 睡 觉 。 门 徒 叫 醒 了 他 , 说 : 夫 子 ! 我 们 丧 命 , 你 不 顾 麽 ?
39 K olkaasuu kacay oo dabayshii canaantay, oo badduu ku yidhi, Aamus oo xasil. Markaasaa dabayshii degtay oo xawaal weyn baa dhacday.
耶 稣 醒 了 , 斥 责 风 , 向 海 说 : 住 了 罢 ! 静 了 罢 ! 风 就 止 住 , 大 大 的 平 静 了 。
40 G oortaasuu wuxuu iyaga ku yidhi, Maxaad sidaa ugu baqaysaan? Sidee baydnaan weli rumaysad u lahayn?
耶 稣 对 他 们 说 : 为 甚 麽 胆 怯 ? 你 们 还 没 有 信 心 麽 ?
41 A ad bay u baqeen, oo waxay isku yidhaahdeen, Haddaba yuu yahay kan xataa dabaysha iyo badduba yeelaan?
他 们 就 大 大 的 惧 怕 , 彼 此 说 : 这 到 底 是 谁 , 连 风 和 海 也 听 从 他 了 。