Tiitos 1 ~ 提 多 書 1

picture

1 A nigoo Bawlos ah oo Ilaah addoon u ah, Ciise Masiixna rasuul u ah, siday yihiin iimaanka kuwa Ilaah doortay iyo aqoonta runta oo ah xagga cibaadada,

神 的 仆 人 , 耶 稣 基 督 的 使 徒 保 罗 , 凭 着 神 选 民 的 信 心 与 敬 虔 真 理 的 知 识 ,

2 i yagoo rajaynaya nolosha weligeed ah oo Ilaaha aan beenta sheeginu u ballanqaaday waayadii hore hortood,

盼 望 那 无 谎 言 的 神 在 万 古 之 先 所 应 许 的 永 生 ,

3 l aakiinse wakhtiyadiisii goonida ahaa uu hadalkiisii ku muujiyey wacdigii laygu ammaaneeyey sida Ilaaha Badbaadiyeheenna ahu u amray,

到 了 日 期 , 藉 着 传 扬 的 工 夫 把 他 的 道 显 明 了 ; 这 传 扬 的 责 任 是 按 着 神 我 们 救 主 的 命 令 交 托 了 我 。

4 w axaan warqaddan u qorayaa Tiitos oo ah wiilkayga runta ah xagga iimaanka inaga dhexeeya. Nimco iyo nabadu ha kaaga yimaadeen Ilaaha Aabbaha ah iyo Badbaadiyeheenna Ciise Masiix. Waayeellada La Doorto

现 在 写 信 给 提 多 , 就 是 照 着 我 们 共 信 之 道 作 我 真 儿 子 的 。 愿 恩 惠 、 平 安 从 父 神 和 我 们 的 救 主 基 督 耶 稣 归 与 你 !

5 S ababtaas daraaddeed ayaan Kereetee kaaga dhex tegey inaad hagaajisid waxyaalaha hadhay iyo inaad waayeello magaalo walba ka dooratid sidaan kuugu amray,

我 从 前 留 你 在 革 哩 底 , 是 要 你 将 那 没 有 办 完 的 事 都 办 整 齐 了 , 又 照 我 所 吩 咐 你 的 , 在 各 城 设 立 长 老 。

6 h adduu mid waliba yahay nin aan ceeb lahayn, oo naag keliya qaba, oo leh carruur rumaysan, oo aan rabshad iyo caasinimo lagu dacwaynin.

若 有 无 可 指 责 的 人 , 只 作 一 个 妇 人 的 丈 夫 , 儿 女 也 是 信 主 的 , 没 有 人 告 他 们 是 放 荡 不 服 约 束 的 , 就 可 以 设 立 。

7 W aayo, hoggaamiyaha kiniisaddu waa inuu ceeb la'aado sida wakiilka Ilaah; oo uusan madax adkaan, oo uusan camal fududaan, oo uusan sakhraan noqon, oo uusan gacan fududaan, oo uusan faa'iidada ceebta ah jeclaan,

监 督 既 是 神 的 管 家 , 必 须 无 可 指 责 , 不 任 性 , 不 暴 躁 , 不 因 酒 滋 事 , 不 打 人 , 不 贪 无 义 之 财 ;

8 l aakiinse waa inuu ahaado mid martida soo dhoweeya, oo wanaag jecel, oo feeyigaan, oo xaq ah, oo quduus ah, oo iscelin kara;

乐 意 接 待 远 人 , 好 善 , 庄 重 , 公 平 , 圣 洁 自 持 ;

9 i sagoo xajinaya hadalka aaminka ah oo ah sidii loo baray, inuu awoodo inuu cilmiga runta ah ku waaniyo oo ku canaanto kuwa muranka miidhan ah. Macallimiin Been Ah

坚 守 所 教 真 实 的 道 理 , 就 能 将 纯 正 的 教 训 劝 化 人 , 又 能 把 争 辩 的 人 驳 倒 了 。

10 W aayo, waxaa jira caasiyiin badan, iyo kuwa hadal xun ku hadla, iyo khaa'inno, oo khusuusan waa kuwa gudan.

因 为 有 许 多 人 不 服 约 束 , 说 虚 空 话 欺 哄 人 ; 那 奉 割 礼 的 更 是 这 样 。

11 K uwaas afkooda waa in la xidho, maxaa yeelay, waa kuwa reero dhan gembiya iyagoo faa'iidada ceebta ah aawadeed u baraya waxyaalo aan waajib ahayn inay baraan.

这 些 人 的 口 总 要 堵 住 。 他 们 因 贪 不 义 之 财 , 将 不 该 教 导 的 教 导 人 , 败 坏 人 的 全 家 。

12 M id iyaga ka mid ahaa oo nebigoodii ahaa ayaa wuxuu yidhi, Reer Kereetee weligood waa beenaalayaal, iyo dugaag xun, iyo kuwo cir weyn oo caajisiin ah.

有 革 哩 底 人 中 的 一 个 本 地 先 知 说 : 革 哩 底 人 常 说 谎 话 , 乃 是 恶 兽 又 馋 又 懒 。

13 M arkhaatigaasu waa run. Sababtaas aawadeed aad u canaano iyaga inay iimaanka si run ah ugu socdaan

这 个 见 证 是 真 的 。 所 以 , 你 要 严 严 的 责 备 他 们 , 使 他 们 在 真 道 上 纯 全 无 疵 ,

14 i yagoo aan dhegaysanayn sheekooyinka Yuhuudda iyo amarrada dadka runta ka leexanaya.

不 听 犹 太 人 荒 渺 的 言 语 和 离 弃 真 道 之 人 的 诫 命 。

15 K uwa daahirka ah wax waluba waa u daahir, laakiin kuwa nijaasaysan oo aan rumaysadka lahayn waxba daahir uma aha, laakiinse kaskooda iyo niyadooduba waa nijaasoobeen.

在 洁 净 的 人 , 凡 物 都 洁 净 ; 在 污 秽 不 信 的 人 , 甚 麽 都 不 洁 净 , 连 心 地 和 天 良 也 都 污 秽 了 。

16 W axay afka ka qirtaan inay Ilaah yaqaaniin, laakiin camalladooday isaga kaga hor yimaadaan, iyagoo karaahiyo iyo caasiyiin ah, oo xagga shuqul wanaagsan oo dhan laga nacay.

他 们 说 是 认 识 神 , 行 事 却 和 他 相 背 ; 本 是 可 憎 恶 的 , 是 悖 逆 的 , 在 各 样 善 事 上 是 可 废 弃 的 。