1 O o waagaas ayaa Xisqiyaah bukooday, oo geeri buu u dhowaaday. Markaasaa Nebi Ishacyaah ina Aamoos u yimid, oo wuxuu ku yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Reerkaaga la dardaaran, waayo, waad dhimanaysaa oo sii noolaan maysid.
那 时 希 西 家 病 得 要 死 , 亚 摩 斯 的 儿 子 先 知 以 赛 亚 去 见 他 , 对 他 说 : 耶 和 华 如 此 说 : 你 当 留 遗 命 与 你 的 家 , 因 为 你 必 死 不 能 活 了 。
2 M arkaasaa Xisqiyaah wejigiisii derbiga ku sii jeediyey, oo Rabbiga baryay oo yidhi,
希 西 家 就 转 脸 朝 墙 , 祷 告 耶 和 华 说 :
3 R abbiyow, waan ku baryayaaye, bal haatan xusuuso sidaan hortaada ugu socday runta iyo qalbi qumman, iyo sidaan u sameeyey waxa hortaada ku wanaagsan. Xisqiyaahna aad buu u ooyay.
耶 和 华 啊 , 求 你 记 念 我 在 你 面 前 怎 样 存 完 全 的 心 , 按 诚 实 行 事 , 又 做 你 眼 中 所 看 为 善 的 。 希 西 家 就 痛 哭 了 。
4 M arkaasaa eraygii Rabbigu u yimid Nebi Ishacyaah oo ku yidhi,
耶 和 华 的 话 临 到 以 赛 亚 说 :
5 T ag, oo waxaad Xisqiyaah ku tidhaahdaa, Rabbiga ah Ilaaha awowgaa Daa'uud wuxuu leeyahay, Baryootankaagii waan maqlay, ilmadaadiina waan arkay, haddaba cimrigaagiina waxaan kuugu dari doonaa shan iyo toban sannadood.
你 去 告 诉 希 西 家 说 , 耶 和 华 ─ 你 祖 大 卫 的 神 如 此 说 : 我 听 见 了 你 的 祷 告 , 看 见 了 你 的 眼 泪 。 我 必 加 增 你 十 五 年 的 寿 数 ;
6 O o adiga iyo magaaladanba waan ka samatabbixin doonaa gacanta boqorka Ashuur, oo magaaladanna waan daafici doonaa.
并 且 我 要 救 你 和 这 城 脱 离 亚 述 王 的 手 , 也 要 保 护 这 城 。
7 O o haddaba calaamadda xagga Rabbiga kaaga imanaysa in Rabbigu samaynayo wixii uu Rabbigu ballanqaaday waxay ahaan doontaa tan:
我 ─ 耶 和 华 必 成 就 我 所 说 的 。 我 先 给 你 一 个 兆 头 ,
8 b al eeg, waxaan dib u soo celin doonaa hooska derejooyinka, intuu hore uga socday toban derejo oo ah derejooyinkii Aaxaas. Sidaasay qorraxdu dib ugu soo noqotay toban derejo oo ay hore u dhaaftay.
就 是 叫 亚 哈 斯 的 日 晷 , 向 前 进 的 日 影 往 後 退 十 度 。 於 是 , 前 进 的 日 影 果 然 在 日 晷 上 往 後 退 了 十 度 。
9 K anu waa qorniinkii Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, oo uu qoray markuu bukay, oo uu haddana cudurkiisii ka bogsaday.
犹 大 王 希 西 家 患 病 已 经 痊 愈 , 就 作 诗 说 :
10 A nigu waxaan is-idhi, Cimrigayga oo badh ah ayaan irdihii She'ool sii mari doonaa, Oo intii cimrigayga ka hadhayna waa layga qaaday.
我 说 : 正 在 我 中 年 ( 或 译 : 晌 午 ) 之 日 必 进 入 阴 间 的 门 ; 我 馀 剩 的 年 岁 不 得 享 受 。
11 W axaan is-idhi, Ma aan arki doono Rabbiga, kaasoo ah Rabbiga dalka kuwa nool jooga, Mar dambena ma arki doono qof ka mid ah dadka dunida deggan.
我 说 : 我 必 不 得 见 耶 和 华 , 就 是 在 活 人 之 地 不 见 耶 和 华 ; 我 与 世 上 的 居 民 不 再 见 面 。
12 R ugtaydii waa layga fogeeyey, oo sidii adhijir teendhadiis ayaa la iiga qaaday. Sida dharsameeye ayaan noloshaydii u duudduubay, oo wuxuu iga gooynayaa alaabtiisa uu dharka ku sameeyo, Oo maalin ilaa habeenba waad i sii dhammaystiraysaa.
我 的 住 处 被 迁 去 离 开 我 , 好 像 牧 人 的 帐 棚 一 样 ; 我 将 性 命 卷 起 , 像 织 布 的 卷 布 一 样 。 耶 和 华 必 将 我 从 机 头 剪 断 , 从 早 到 晚 , 他 要 使 我 完 结 。
13 O o tan iyo aroortii ayaan fikirayay, isagu lafahayga oo dhan ayuu u jejebiyaa sida libaax oo kale, Oo maalin ilaa habeenba waad i sii dhammaystiraysaa.
我 使 自 己 安 静 直 到 天 亮 ; 他 像 狮 子 折 断 我 一 切 的 骨 头 , 从 早 到 晚 , 他 要 使 我 完 结 。
14 S idii dabafallaadh iyo saratoosiye oo kale ayaan u dhawaaqay. Oo waxaan u baroortay sidii qoolley oo kale, oo indhahaygu daal bay la gudheen sidaan kor u fiirinayay, Rabbiyow, waa lay dulmay, ee i caawi.
我 像 燕 子 呢 喃 , 像 白 鹤 鸣 叫 , 又 像 鸽 子 哀 鸣 ; 我 因 仰 观 , 眼 睛 困 倦 。 耶 和 华 啊 , 我 受 欺 压 , 求 你 为 我 作 保 。
15 H addaba bal maxaan idhaahdaa? Isagu wuu ila hadlay, oo weliba isaga qudhiisaa waxan sameeyey. Haddaba cimrigayga oo dhan tartiib baan u socon doonaa qadhaadhka naftayda aawadiis.
我 可 说 甚 麽 呢 ? 他 应 许 我 的 , 也 给 我 成 就 了 。 我 因 心 里 的 苦 楚 , 在 一 生 的 年 日 必 悄 悄 而 行 。
16 S ayidow, dadku waxyaalahanuu ku nool yahay, Oo ruuxa noloshayduna wuxuu ku jiraa waxyaalahan oo dhan. Haddaba i bogsii, oo i noolaysii.
主 啊 , 人 得 存 活 乃 在 乎 此 。 我 灵 存 活 也 全 在 此 。 所 以 求 你 使 我 痊 愈 , 仍 然 存 活 。
17 B al eeg, nabadgelyadayda aawadeed ayaan qadhaadh weyn u qabay, Laakiinse naftayda waad jeclaatay, oo sidaas daraaddeed yamayskii qudhunka waad ka samatabbixisay, Waayo, dembiyadaydii oo dhan waxaad ku tuurtay gadaashaada.
看 哪 , 我 受 大 苦 , 本 为 使 我 得 平 安 ; 你 因 爱 我 的 灵 魂 ( 或 译 : 生 命 ) 便 救 我 脱 离 败 坏 的 坑 , 因 为 你 将 我 一 切 的 罪 扔 在 你 的 背 後 。
18 W aayo, She'ool kuguma mahadnaqi karo, oo dhimashaduna kuma ammaani karto, Oo kuwa yamayska hoos ugu dhacana runtaada rajo kama qabi karaan.
原 来 , 阴 间 不 能 称 谢 你 , 死 亡 不 能 颂 扬 你 ; 下 坑 的 人 不 能 盼 望 你 的 诚 实 。
19 K an nool, kan nool oo keliya ayaa kugu mahadnaqi doona sidaan aniguba maanta yeelayo. Aabbuhu wuxuu runtaada ogeysiin doonaa carruurtiisa.
只 有 活 人 , 活 人 必 称 谢 你 , 像 我 今 日 称 谢 你 一 样 。 为 父 的 , 必 使 儿 女 知 道 你 的 诚 实 。
20 R abbigu waa u diyaar inuu i badbaadiyo, Haddaba sidaas daraaddeed annagu cimriga noloshayada oo dhan Waxaannu guriga Rabbiga ku dhex gabyi doonnaa gabayadayda annagoo alaab xadhko leh ku cayaarayna.
耶 和 华 肯 救 我 , 所 以 , 我 们 要 一 生 一 世 在 耶 和 华 殿 中 用 丝 弦 的 乐 器 唱 我 的 诗 歌 。
21 N ebi Ishacyaah wuxuu yidhi, Ha la qaado fud berde ah, oo kasoobaxa ha la saaro, oo isna wuu bogsan doonaa.
以 赛 亚 说 : 当 取 一 块 无 花 果 饼 来 , 贴 在 疮 上 , 王 必 痊 愈 。
22 O o weliba Xisqiyaahna wuxuu yidhi, Maxaa calaamad ii ah inaan guriga Rabbiga u kici doono?
希 西 家 问 说 : 我 能 上 耶 和 华 的 殿 , 有 甚 麽 兆 头 呢 ?