Matayos 1 ~ 馬 太 福 音 1

picture

1 K anu waa kitaabkii abtirsiinyada Ciise Masiix, ina Daa'uud, ina Ibraahim.

亚 伯 拉 罕 的 後 裔 , 大 卫 的 子 孙 ( 後 裔 子 孙 原 文 都 作 儿 子 下 同 ) , 耶 稣 基 督 的 家 谱 :

2 I braahim wuxuu dhalay Isxaaq, Isxaaqna wuxuu dhalay Yacquub, Yacquubna wuxuu dhalay Yahuudah iyo walaalihiis,

亚 伯 拉 罕 生 以 撒 ; 以 撒 生 雅 各 ; 雅 各 生 犹 大 和 他 的 弟 兄 ;

3 Y ahuudahna wuxuu Tamar ka dhalay Feres iyo Serah, Feresna wuxuu dhalay Esroom, Esroomna wuxuu dhalay Araam,

犹 大 从 他 玛 氏 生 法 勒 斯 和 谢 拉 ; 法 勒 斯 生 希 斯 仑 ; 希 斯 仑 生 亚 兰 ;

4 A raamna wuxuu dhalay Caminadaab, Caminadaabna wuxuu dhalay Naasoon, Naasoonna wuxuu dhalay Salmoon,

亚 兰 生 亚 米 拿 达 ; 亚 米 拿 达 生 拿 顺 ; 拿 顺 生 撒 门 ;

5 S almoonna wuxuu Raxab ka dhalay Bocas, Bocasna wuxuu Ruud ka dhalay Coobeed, Coobeedna wuxuu dhalay Yesay,

撒 门 从 喇 合 氏 生 波 阿 斯 ; 波 阿 斯 从 路 得 氏 生 俄 备 得 ; 俄 备 得 生 耶 西 ;

6 Y esayna wuxuu dhalay boqor Daa'uud. Daa'uudna wuxuu naagtii Uuriyaah qabi jiray ka dhalay Sulaymaan,

耶 西 生 大 卫 王 。 大 卫 从 乌 利 亚 的 妻 子 生 所 罗 门 ;

7 S ulaymaanna wuxuu dhalay Rexabcaam, Rexabcaamna wuxuu dhalay Abyaah, Abyaahna wuxuu dhalay Aasaa,

所 罗 门 生 罗 波 安 ; 罗 波 安 生 亚 比 雅 ; 亚 比 雅 生 亚 撒 ;

8 A asana wuxuu dhalay Yoosafaad, Yoosafaadna wuxuu dhalay Yooraam, Yooraamna wuxuu dhalay Cusyaah,

亚 撒 生 约 沙 法 ; 约 沙 法 生 约 兰 ; 约 兰 生 乌 西 亚 ;

9 C usyaahna wuxuu dhalay Yootam, Yootamna wuxuu dhalay Axaas, Axaasna wuxuu dhalay Xisqiyaah,

乌 西 亚 生 约 坦 ; 约 坦 生 亚 哈 斯 ; 亚 哈 斯 生 希 西 家 ;

10 X isqiyaahna wuxuu dhalay Manaseh, Manasehna wuxuu dhalay Aamoon, Aamoonna wuxuu dhalay Yoosiyaah,

希 西 家 生 玛 拿 西 ; 玛 拿 西 生 亚 们 ; 亚 们 生 约 西 亚 ;

11 Y oosiyaahna wuxuu dhalay Yekonyaah iyo walaalihiis waagii Baabuloon loo kaxeeyey.

百 姓 被 迁 到 巴 比 伦 的 时 候 , 约 西 亚 生 耶 哥 尼 雅 和 他 的 弟 兄 。

12 G oortii Baabuloon loo kaxeeyey dabadeed, Yekonyaah wuxuu dhalay Salaatii'eel, Salaatii'eelna wuxuu dhalay Serubaabel,

迁 到 巴 比 伦 之 後 , 耶 哥 尼 雅 生 撒 拉 铁 ; 撒 拉 铁 生 所 罗 巴 伯 ;

13 S erubaabelna wuxuu dhalay Abihuud, Abihuudna wuxuu dhalay Eliyaaqiim, Eliyaaqiimna wuxuu dhalay Asoor,

所 罗 巴 伯 生 亚 比 玉 ; 亚 比 玉 生 以 利 亚 敬 ; 以 利 亚 敬 生 亚 所 ;

14 A soorna wuxuu dhalay Saadooq, Saadooqna wuxuu dhalay Akhiim, Akhiimna wuxuu dhalay Eliyuud,

亚 所 生 撒 督 ; 撒 督 生 亚 金 ; 亚 金 生 以 律 ;

15 E liyuudna wuxuu dhalay Elecaasaar, Elecaasaarna wuxuu dhalay Mataan, Mataanna wuxuu dhalay Yacquub,

以 律 生 以 利 亚 撒 ; 以 利 亚 撒 生 马 但 ; 马 但 生 雅 各 ;

16 Y acquubna wuxuu dhalay Yuusuf oo ahaa ninkii Maryan, tii Ciise, kan Masiix la yidhaahdo, ka dhashay.

雅 各 生 约 瑟 , 就 是 马 利 亚 的 丈 夫 。 那 称 为 基 督 的 耶 稣 是 从 马 利 亚 生 的 。

17 H addaba abtirsiinyada oo dhan oo Ibraahim ilaa Daa'uud waa afar iyo toban oday, Daa'uud ilaa waagii Baabuloon loo kaxeeyeyna waa afar iyo toban oday, waagii Baabuloon loo kaxeeyey ilaa Masiixana waa afar iyo toban oday. Dhalashadii Ciise Masiix

这 样 , 从 亚 伯 拉 罕 到 大 卫 共 有 十 四 代 ; 从 大 卫 到 迁 至 巴 比 伦 的 时 候 也 有 十 四 代 ; 从 迁 至 巴 比 伦 的 时 候 到 基 督 又 有 十 四 代 。

18 D halashadii Ciise Masiix sidanay ahayd. Kolkii hooyadiis Maryan u doonanayd Yuusuf, intaanay isu iman, waxaa la arkay iyadoo Ruuxa Quduuskaa ka uuraysatay.

耶 稣 基 督 降 生 的 事 记 在 下 面 : 他 母 亲 马 利 亚 已 经 许 配 了 约 瑟 , 还 没 有 迎 娶 , 马 利 亚 就 从 圣 灵 怀 了 孕 。

19 N inkeedii Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo aan doonayn inuu dadka tuso, wuxuuse doonayay inuu si qarsoon u eryo.

他 丈 夫 约 瑟 是 个 义 人 , 不 愿 意 明 明 的 羞 辱 他 , 想 要 暗 暗 的 把 他 休 了 。

20 L aakiin intuu waxan ka fiirsanayay ayaa malaa'igtii Rabbigu riyo ugu muuqatay, iyadoo leh, Yuusuf ina Daa'uudow, ha ka baqin inaad naagtaada Maryan qaadatid, waayo, waxa ay uuraysatay ayaa Ruuxa Quduuskaa ka yimid.

正 思 念 这 事 的 时 候 , 有 主 的 使 者 向 他 梦 中 显 现 , 说 : 大 卫 的 子 孙 约 瑟 , 不 要 怕 ! 只 管 娶 过 你 的 妻 子 马 利 亚 来 , 因 他 所 怀 的 孕 是 从 圣 灵 来 的 。

21 O o waxay umuli doontaa wiil, magiciisana waxaad u bixin doontaa Ciise, waayo, dadkiisa ayuu dembiyadooda ka badbaadin doonaa.

他 将 要 生 一 个 儿 子 , 你 要 给 他 起 名 叫 耶 稣 , 因 他 要 将 自 己 的 百 姓 从 罪 恶 里 救 出 来 。

22 W axaas oo dhan waxay u dhaceen in la arko wixii Rabbigu kaga dhex hadlay nebiga, isagoo leh,

这 一 切 的 事 成 就 是 要 应 验 主 藉 先 知 所 说 的 话 ,

23 G abadh bikrad ah baa uuraysan doonta oo wiil umuli doonta, Magiciisana waxaa loo bixin doonaa, Cimmaanuu'eel; kan micnihiisu yahay, Ilaah baa inala jooga.

说 : 必 有 童 女 怀 孕 生 子 ; 人 要 称 他 的 名 为 以 马 内 利 。 ( 以 马 内 利 翻 出 来 就 是 神 与 我 们 同 在 。 )

24 M arkaasaa Yuusuf hurdadii ka kacay oo yeelay sidii malaa'igtii Rabbigu ku amartay, oo naagtiisii ayuu qaatay;

约 瑟 醒 了 , 起 来 , 就 遵 着 主 使 者 的 吩 咐 把 妻 子 娶 过 来 ;

25 u ma uuse tegin iyada ilaa ay wiil umushay, oo wuxuu magiciisa u baxshay Ciise.

只 是 没 有 和 他 同 房 , 等 他 生 了 儿 子 ( 有 古 卷 : 等 他 生 了 头 胎 的 儿 子 ) , 就 给 他 起 名 叫 耶 稣 。