1 W axaan ka gabyi doonaa naxariis iyo garsoorid, Rabbiyow, waxaan kuugu gabyi doonaa ammaan.
( 大 卫 的 诗 ) 我 要 歌 唱 慈 爱 和 公 平 ; 耶 和 华 啊 , 我 要 向 你 歌 颂 !
2 O o waxaan u dhawrsan doonaa si qumman oo caqliya, Bal goormaad ii iman doontaa? Waxaan gurigayga ku dhex socon doonaa qalbi qumman.
我 要 用 智 慧 行 完 全 的 道 。 你 几 时 到 我 这 里 来 呢 ? 我 要 存 完 全 的 心 行 在 我 家 中 。
3 I ndhahayga hortooda wax xun ma dhigi doono, Waan necbahay kuwa leexda shuqulkooda, Oo innaba iguma dhegi doono.
邪 僻 的 事 , 我 都 不 摆 在 我 眼 前 ; 悖 逆 人 所 做 的 事 , 我 甚 恨 恶 , 不 容 沾 在 我 身 上 。
4 Q albi qalloocanu wuu iga fogaan doonaa, Oo innaba wax shar ah ma aqoon doono.
弯 曲 的 心 思 , 我 必 远 离 ; 一 切 的 恶 人 ( 或 译 : 恶 事 ) , 我 不 认 识 。
5 K ii qarsoodi u xanta deriskiisa, kaas waan baabbi'in doonaa, Kii isla madax weyn oo qalbigiisu kibirsan yahayna uma dulqaadan doono.
在 暗 中 谗 谤 他 邻 居 的 , 我 必 将 他 灭 绝 ; 眼 目 高 傲 、 心 里 骄 纵 的 , 我 必 不 容 他 。
6 I ndhahaygu waxay la jiri doonaan kuwa aamiinka ah oo dalka deggan, si ay iila joogaan aawadeed, Kii si qumman u socda ayaa ii adeegi doona.
我 眼 要 看 国 中 的 诚 实 人 , 叫 他 们 与 我 同 住 ; 行 为 完 全 的 , 他 要 伺 候 我 。
7 K ii khiyaano ka shaqeeyaase gurigayga ma joogi doono, Kii been ku hadlaana hortayda kuma xoogaysan doono.
行 诡 诈 的 , 必 不 得 住 在 我 家 里 ; 说 谎 话 的 , 必 不 得 立 在 我 眼 前 。
8 S ubax ilaa ka subax ayaan wada baabbi'in doonaa kuwa sharka leh oo dalka deggan oo dhan, Si aan magaalada Rabbiga uga baabbi'iyo kuwa xumaanta ka shaqeeya oo dhan.
我 每 日 早 晨 要 灭 绝 国 中 所 有 的 恶 人 , 好 把 一 切 作 孽 的 从 耶 和 华 的 城 里 剪 除 。