1 W axaan kugu amrayaa Ilaah hortiis iyo Ciise Masiix oo xukumi doona kuwa nool iyo kuwii dhintayba hortiisa, oo waxaan kaloo kugu amrayaa muuqashadiisa iyo boqortooyadiisa,
我 在 神 面 前 , 并 在 将 来 审 判 活 人 死 人 的 基 督 耶 稣 面 前 , 凭 着 他 的 显 现 和 他 的 国 度 嘱 咐 你 :
2 i naad hadalka dadka ku wacdido. Wakhti wanaagsan iyo wakhti xunba ku dadaal, oo canaano, oo hagaaji, oo waani, adigoo dulqaadanaya oo wax baraya.
务 要 传 道 , 无 论 得 时 不 得 时 , 总 要 专 心 ; 并 用 百 般 的 忍 耐 , 各 样 的 教 训 , 责 备 人 、 警 戒 人 、 劝 勉 人 。
3 W aayo, waxaa iman doona wakhti aan dadku u adkaysan doonin cilmiga runta ah, laakiinse iyagoo dheguhu cuncunayaan ayay waxay u urursan doonaan macallimiin siday damcaan;
因 为 时 候 要 到 , 人 必 厌 烦 纯 正 的 道 理 , 耳 朵 发 ? , 就 随 从 自 己 的 情 欲 , 增 添 好 些 师 傅 ,
4 o o dhegahooday runta ka leexin doonaan, oo waxay u jeedin doonaan sheekooyin.
并 且 掩 耳 不 听 真 道 , 偏 向 荒 渺 的 言 语 。
5 L aakiinse adigu mar kasta digtoonow, oo dhibta u adkayso, oo shuqulka wacdiyaha qabo, oo adeegiddaada dhammee.
你 却 要 凡 事 谨 慎 , 忍 受 苦 难 , 做 传 道 的 工 夫 , 尽 你 的 职 分 。
6 W aayo, haatan allabari ahaan baa lay bixinayaa, oo wakhtigii aan tegi lahaa waa yimid.
我 现 在 被 浇 奠 , 我 离 世 的 时 候 到 了 。
7 D agaalkii wanaagsanaa waan dagaallamay, oo tartankii waan dhammeeyey, iimaankiina waan dhawray.
那 美 好 的 仗 我 已 经 打 过 了 , 当 跑 的 路 我 已 经 跑 尽 了 , 所 信 的 道 我 已 经 守 住 了 。
8 H addaba waxaa la ii dhigay taajkii xaqnimada oo Rabbiga ah xaakinka xaqa ahu i siin doono maalintaas; oo keligayna ima siin doono, laakiin kuwa muuqashadiisa jecel oo dhanna wuu siin doonaa. Farriinta Iyo Nabadgelyaynta
从 此 以 後 , 有 公 义 的 冠 冕 为 我 存 留 , 就 是 按 着 公 义 审 判 的 主 到 了 那 日 要 赐 给 我 的 ; 不 但 赐 给 我 , 也 赐 给 凡 爱 慕 他 显 现 的 人 。
9 K u dadaal inaad dhaqso iigu timaadid;
你 要 赶 紧 的 到 我 这 里 来 。
10 w aayo, Deemaas intuu dunidan haatan la joogo jeclaaday ayuu iga tegey, oo wuxuu aaday Tesaloniika; Kereeskeesna wuxuu aaday Galatiya; Tiitosna wuxuu aaday Dalmatiya.
因 为 底 马 贪 爱 现 今 的 世 界 , 就 离 弃 我 往 帖 撒 罗 尼 迦 去 了 , 革 勒 士 往 加 拉 太 去 , 提 多 往 挞 马 太 去 ,
11 H aatan Luukos oo keliya ayaa ila jooga. Markos soo kaxee oo ha ku soo raaco; waayo, waxtar buu igu leeyahay xagga adeegidda.
独 有 路 加 在 我 这 里 。 你 来 的 时 候 , 要 把 马 可 带 来 , 因 为 他 在 传 道 ( 或 作 : 服 事 我 ) 的 事 上 於 我 有 益 处 。
12 L aakiinse Tukhikos waxaan u diray Efesos.
我 已 经 打 发 推 基 古 往 以 弗 所 去 。
13 M arkaad soo kacdid ii soo qaad shuluggayga aan kaga tegey Karbos oo Taroo'as jooga, buwaagtiina ii soo qaad khusuusan idiinta wax lagu qoro.
我 在 特 罗 亚 留 於 加 布 的 那 件 外 衣 , 你 来 的 时 候 可 以 带 来 , 那 些 书 也 要 带 来 , 更 要 紧 的 是 那 些 皮 卷 。
14 A leksanderos, kii naxaasta tumi jiray, wax xun oo badan buu ii yeelay; Rabbigu wuxuu ugu abaalgudi doonaa sidii camalladiisu ahaayeen.
铜 匠 亚 力 山 大 多 多 的 害 我 ; 主 必 照 他 所 行 的 报 应 他 。
15 A diguna iska jir isaga, waayo, aad buu hadalkayaga u hor joogsaday.
你 也 要 防 备 他 , 因 为 他 极 力 敌 挡 了 我 们 的 话 。
16 I sdaafacaaddaydii hore ninna isma kay garab taagin, laakiinse kulli waa layga wada tegey. Taas yaan dushooda laga dhigin.
我 初 次 申 诉 , 没 有 人 前 来 帮 助 , 竟 都 离 弃 我 ; 但 愿 这 罪 不 归 与 他 们 。
17 L aakiinse Rabbiga ayaa iskay garab taagay, oo xoog i siiyey, inaan farriinta dadka oo dhan wada gaadhsiiyo oo ay dadka aan Yuhuudda ahayn wada maqlaan; oo waxaa layga samatabbixiyey afkii libaaxa.
惟 有 主 站 在 我 旁 边 , 加 给 我 力 量 , 使 福 音 被 我 尽 都 传 明 , 叫 外 邦 人 都 听 见 ; 我 也 从 狮 子 口 里 被 救 出 来 。
18 O o Rabbiguna wuu iga samatabbixin doonaa shuqul kasta oo shar ah, oo wuxuu igu nabad gelin doonaa boqortooyadiisa jannada ah. Isaga ammaanu ha u ahaato weligiis iyo weligiis. Aamiin.
主 必 救 我 脱 离 诸 般 的 凶 恶 , 也 必 救 我 进 他 的 天 国 。 愿 荣 耀 归 给 他 , 直 到 永 永 远 远 。 阿 们 。
19 I gu salaan Bariska iyo Akula iyo reerkii Oneesiforos.
问 百 基 拉 、 亚 居 拉 , 和 阿 尼 色 弗 一 家 的 人 安 。
20 E rastos wuxuu ku hadhay Korintos; laakiinse Torofimos oo buka ayaan Mileetos uga soo kacay.
以 拉 都 在 哥 林 多 住 下 了 。 特 罗 非 摩 病 了 , 我 就 留 他 在 米 利 都 。
21 K u dadaal inaad wakhtiga qabowga hortiis ii timaadid. Waxaa ku soo salaamaya Yubulos iyo Budees iyo Liinos iyo Kalawdiya iyo walaalaha oo dhan.
你 要 赶 紧 在 冬 天 以 前 到 我 这 里 来 。 有 友 布 罗 、 布 田 、 利 奴 、 革 老 底 亚 , 和 众 弟 兄 都 问 你 安 。
22 R abbigu ruuxaaga ha la jiro. Nimcona ha kula jirto. Aamiin.
愿 主 与 你 的 灵 同 在 。 愿 恩 惠 常 与 你 们 同 在 !