1 R abbiyow, qalbigaygu kor isuma qaado, indhahayguna ma kibirsana, Oo anna iskuma dhex tuuro axwaal waaweyn, Ama waxyaalihii igu yaab badan.
Jehová, no está envanecido mi corazón, ni mis ojos son altivos; No ando tras grandezas, Ni tras cosas demasiado sublimes para mí.
2 H ubaal naftaydii waan dejiyey, oo waan xasilliyey, Sida ilmo naas laga gudhiyey oo hooyadiis la jooga, Naftaydu waxay iigu jirtaa sida ilmo naas laga gudhiyey.
Sino que me he calmado y he acallado mi alma Como un niño destetado de su madre; Como un niño destetado está mi alma.
3 R eer binu Israa'iilow, Rabbiga rajo ku qaba, Haddeer intii laga bilaabo iyo tan iyo weligiinba.
Espera, oh Israel, en Jehová, Desde ahora y para siempre.