ﻣﺘﻰ 7 ~ Matayos 7

picture

1 « لا تَحكُمُوا عَلَى الآخَرِينَ، كَي لا يَحكُمَ اللهُ عَلَيكُمْ.

Ninna ha xukumina inaan laydin xukumin.

2 ل ِأنَّهُ سَيَحكُمُ بِالطَّرِيقَةِ الَّتِي تَحكُمُونَ بِها عَلَى الآخَرِينَ. وَبِالكَيلِ الَّذِي تَكِيلُونَ بِهِ لِلآخَرِيْنَ سَيُكالُ لَكُمْ.

Waayo, xukunkii aad ku xukuntaan ayaa laydinku xukumi doonaa, oo qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa laydinku qiyaasi doonaa.

3 « لِماذا تَرَى القَشَّةَ فِي عَينِ أخِيكَ لَكِنَّكَ لا تُلاحِظُ الخَشَبَةَ الكَبِيْرَةَ فِي عَينِكَ أنتَ؟

Saxarka isha walaalkaa ku jira maxaad u aragtaa, dogobka ishaada ku jirase aad u fiirsan weydaa?

4 و َكَيفَ يُمكِنُكَ أنْ تَقُولَ لِأخِيكَ: دَعنِي أُخرِجُ القَشَّةَ مِنْ عَينِكَ، وَهُناكَ خَشَبَةٌ كَبيرَةٌ فِيْ عَينِكَ؟

Sidee baad walaalkaa ugu odhan doontaa, I daa, saxarka ishaada ku jira aan kaa saaree; oo dogob baa ishaada ku jiree?

5 ي ا مُنافِقُ! أخرِجْ أوَّلاً الخَشَبَةَ مِنْ عَينِكَ، وَبَعدَ ذَلِكَ سَتَرَى بِوُضُوحٍ لإخراجِ القَشَّةِ مِنْ عَينِ أخِيكَ.

Labawejiile yahow, horta dogobka ishaada ku jira iska saar, goortaasaad bayaan u arkaysaa inaad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saarto.

6 « لا تُعطُوا ما هُوَ مُقَدَّسٌ لِلكِلابِ، وَلا تَرمُوا جَواهِرَكُمْ أمامَ الخَنازِيرِ! فَالخَنازِيرُ تَدُوسُها بِأرجُلِها، وَتَلتَفِتُ الكِلابُ إلَيكُمْ فَتُقَطِّعُكُمْ. المُواظَبَةُ عَلَى الطَّلَب

Waxa quduuska ah eeyaha ha siinina, luulkiinnana doofaarrada hortooda ha ku tuurina, si ayan ugu tuman oo ayan idinku soo jeesan oo ayan idiinkala jeexjeexin. Dhiirrigelinta Tukashada

7 « اطلُبُوا تُعْطَوا، اسعُوا تَجِدُوا، اقرَعُوا يُفتَحْ لَكُمْ.

Weyddiista oo waa laydin siin doonaa; doona oo waad heli doontaan: garaaca oo waa laydinka furi doonaa;

8 ل ِأنَّ كُلَّ مَنْ يَطلُبُ يَنالُ، وَكُلَّ مَنْ يَسعَى يَجِدُ، وَمَنْ يَقرَعُ يُفتَحُ لَهُ.

waayo, mid kasto oo weyddiista waa la siiyaa, kii doonaana waa helaa, kii garaacana waa laga furi doonaa.

9 ف َمَنْ مِنكُمْ إنْ طَلَبَ ابْنُهُ رَغِيفَ خُبزٍ، يُعطِيهِ حَجَراً؟

Ninkiinnee baa haddii wiilkiisu kibis weyddiisto, dhagax siinaya?

10 أ وْ إنْ طَلَبَ سَمَكَةً، يُعطِيهِ حَيَّةً؟

Ama hadduu kalluun weyddiisto, abeeso siinaya?

11 أ نتُمْ، رُغمَ شَرِّكُمْ، تَعرِفُونَ كَيفَ تُعطُونَ أبناءَكُمْ عَطايا حَسَنَةً. أفَلَيْسَ الآبُ الَّذيْ فِيْ السَّماءِ أجدَرَ بِكَثِيرٍ بِأنْ يُعطِيَ عَطايا صالِحَةً لِلَّذِينَ يَطلُبُونَهُ؟ القاعِدَةُ الذَّهَبِيَّة

Haddaba idinka oo shar leh haddaad garanaysaan inaad hadiyado wanaagsan carruurtiinna siisaan, intee ka badan ayaa Aabbihiinna jannada ku jiraa wax wanaagsan uu siin doonaa kuwa isaga weyddiista? Qaynuunka Dahabka Ah

12 « فَبِالكَيفيَّةِ الَّتيْ تُحِبُّ أنْ يُعامِلَكَ الآخَرُونَ بِها، هَكَذا عَلَيكَ أنْ تُعامِلَهُمْ. هَذِهِ هِيَ خُلاصَةُ شَرِيعَةِ مُوسَى وَتَعلِيمِ الأنبِياءِ. طَرِيقُ السَّماءِ وَطَرِيقُ الجَحِيم

Haddaba wax kasta oo aad doonaysaan in laydinku sameeyo, idinkuna sidaas oo kale u sameeya; waayo, kanu waa sharcigii iyo nebiyadii. Labada Jid

13 « ادخُلُوا مِنَ البابِ الضَّيِّقِ، الَّذِي يُؤَدِّي إلَى السَّماءِ. لِأنَّ البابَ الَّذِي يُؤَدِّي إلَى الهَلاكِ واسِعٌ، وَالطَّرِيقُ إلَيهِ سَهلٌ، وَكَثِيرُونَ يَدخُلُونَهُ.

Iridda cidhiidhsan ka gala, waayo, iriddu waa weyn tahay, jidkuna waa ballaadhan yahay kan xagga baabbi'idda u kaca, oo kuwa ka galaa waa badan yihiin.

14 أ مّا البابُ الَّذِي يُؤَدِّي إلَى الحَياةِ فَضَيِّقٌ جِدّاً، وَالطَّرِيقُ إلَيهِ مَلِيءٌ بِالصُّعُوباتِ، وَقَلِيلُونَ فَقَطْ هُمْ مَنْ يَجِدُونَ هَذا الطَّرِيقَ. تَحذيرٌ مِنَ التَّعاليمِ الكاذِبَة

Waayo, iriddu waa cidhiidhsan tahay, jidkuna waa yar yahay kan xagga nolosha u kaca, kuwa helaana waa yar yihiin. Runta Iyo Beenta

15 « احذَرُوا مِنَ الأنبِياءِ الكَذَبَةِ الَّذِينَ يَأتُونَ إلَيكُمْ فِي صُورَةِ خِرافٍ وَدِيعَةٍ، وَلَكِنَّهُمْ فِي الدّاخِلِ ذِئابٌ مُفتَرِسَةٌ.

Iska jira nebiyada beenta ah, kuwa idiinku imanaya iyagoo qaba dharka idaad, laakiin hoosta ka ah yeey wax boobaysa.

16 س َتَعرِفُونَهُمْ مِنْ أعمالِهِمْ. فَلا يَجنِي النّاسُ العِنَبَ مِنْ شُجَيراتِ الشَّوكِ، وَلا التِّينَ مِنَ العُلِّيقِ!

Midhahooda ayaad ku garan doontaan. Canab ma laga guraa geed qodxan leh? Berdena ma laga guraa yamaarugga?

17 ك َذَلِكَ فَإنَّ كُلَّ شَجَرَةٍ صالِحَةٍ تُعطِي ثَمَراً صالِحاً، وَكُلَّ شَجَرَةٍ رَدِيئَةٍ تُعطِي ثَمَراً رَدِيئاً.

Sidaasaa geed kasta oo wanaagsanu midho wanaagsan u dhalaa, geedkii xumina midho xun u dhalaa.

18 ل ا تَستَطِيعُ شَجَرَةٌ صالِحَةٌ أنْ تُنتِجَ ثَمَراً رَدِيئاً، وَلا شَجَرَةٌ رَدِيئَةٌ أنْ تُنتِجَ ثَمَراً صالِحاً.

Geed wanaagsanu midho xun ma dhali karo, geed xumina midho wanaagsan ma dhali karo.

19 و َكُلُّ شَجَرَةٍ لا تُنتِجُ ثَمَراً صالِحاً تُقطَعُ وَتُلقَى فِي النّارِ.

Geed kasta oo aan midho wanaagsan dhalin waa la jaraa oo dabka lagu tuuraa.

20 ل ِذَلِكَ سَتَعرِفُونَ الأنبِياءَ الكَذَبَةَ مِنْ ثَمَرِهمْ.

Sidaa darteed waxaad iyaga ku garanaysaan midhahooda. Hadallada Iyo Falimaha

21 « ليسَ كُلُّ مَنْ يَقُولُ لِي: ‹يا رَبُّ، يا رَبُّ،› يَدخُلُ مَلَكُوتَ السَّماواتِ، بَلْ مَنْ يَعمَلُ مَشِيئَةَ أبِي الَّذِي فِي السَّماءِ.

Ma aha qof kasta oo igu yidhaahda, Rabbow, Rabbow, kuwa boqortooyadii jannada gelayaa, laakiin kii sameeya doonista Aabbahayga jannada ku jira, kaasaa gelaya.

22 ك َثِيرُونَ سَيَقُولُونَ لِي فِي ذَلِكَ اليَومِ الأخِيرِ: ‹يا رَبُّ، يا رَبُّ، ألَمْ نَتَنَبَّأ باسمِكَ؟ ألَمْ نَطرُدِ الأرواحَ الشِّرِّيرَةَ باسمِكَ؟ ألَمْ نَعمَلْ عَجائِبَ كَثِيرَةً باسمِكَ؟›

Maalintaas qaar badan baa igu odhan doona, Rabbow, Rabbow, miyaannan magacaaga wax ku sii sheegin, oo miyaannan magacaaga jinniyo ku saarin, oo miyaannan magacaaga wax badan oo xoog leh ku samayn?

23 ح ِينَئِذٍ سَأقُولُ لَهُمْ بِوُضُوحٍ: لَمْ يَسبِقْ لِي أنْ عَرَفْتُكُمْ. ابتَعِدُوا عَنِّي يا فاعِلِي الشَّرِّ. الرَّجُلُ الذَّكِيُّ وَالرَّجُلُ الغَبِي

Markaasaan ku odhan doonaa, Weligay idinma aqoon, iga taga, dembifalayaalow. Labada Aasaas

24 « كُلُّ مَنْ يَستَمِعُ إلَى تَعاليمي هَذَهِ وَيَعمَلُ بِها، أشْبَهُ بِرَجُلٍ ذَكِيٍّ بَنَى بَيتَهُ عَلَى الصَّخْرِ.

Haddaba qof kasta oo ereyadaydan maqla oo yeela, waxaa loo ekaysiinayaa nin caqli leh oo gurigiisa ka dul dhisay dhagaxa.

25 ف َسَقَطَ المَطَرُ، وَارْتَفَعَتْ مِياهُ السُّيُولِ، وَهَبَّتِ الرِّيحُ وَضَرَبَتْ ذَلِكَ البَيتَ، وَلَكِنَّهُ لَمْ يَسقُطْ، لِأنَّ أساسَهُ كانَ عَلَى الصَّخْرِ.

Roobkii ayaa da'ay, daadkiina waa yimid, dabayshiina waa dhacday, wayna ku dhaceen gurigaas, ma uuna dumin, waayo, waxaa laga dul dhisay dhagaxa.

26 و َكُلُّ مَنْ يَستَمِعُ إلَى كَلامِي هَذا وَلا يَعمَلُ بِهِ، فَهُوَ أشْبَهُ بِرَجُلٍ غَبِيٍّ بَنَى بَيتَهُ عَلَى الرَّملِ.

Qof kasta oo ereyadaydan maqla oo aan yeelin, waxaa loo ekaysiinayaa nin doqon ah oo gurigiisa carrada ka dul dhisay.

27 ف َنَزَلَ المَطَرُ، وَارتَفَعَتْ مِياهُ السُّيُولِ، وَهَبَّتِ الرِّيحُ وَضَرَبَتْ ذَلِكَ البَيتَ، فَسَقَطَ سُقوطاً هائِلاً!»

Roobkii waa da'ay, daadkiina waa yimid, dabayshiina waa dhacday, wayna ku dhaceen gurigaas, wuuna dumay, dumiddiisuna waa weynayd.

28 و َعِندَما أنهَى يَسُوعُ حَدِيثَهُ هَذا، ذُهِلَ النّاسُ مِنْ تَعلِيمِهِ،

Waxaa dhacay goortii Ciise hadalladan dhammeeyey, in dadkii oo dhammu waxbariddiisa la yaabeen,

29 ل ِأنَّهُ كانَ يُعَلِّمُهُمْ بِسُلطانٍ وَلَيسَ كَمُعَلِّمِي الشَّرِيعَةِ.

waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh oo uma uu baraynin sida culimmada.