1 B al tan ogow, maalmaha ugu dambeeya waxaa iman doona wakhtiyo dhib badan.
Să ştii că în zilele din urmă vor fi vremuri grele.
2 M axaa yeelay, dadku waxay ahaan doonaan kuwo naftooda jecel, iyo kuwo lacag jecel, iyo kuwo faan badan, iyo kuwo kibir badan, iyo kuwo caytan badan, iyo kuwo waalidkood caasi ku ah, iyo kuwo aan mahadnaqin, iyo kuwo aan quduus ahayn,
Căci oamenii vor fi iubitori de sine, iubitori de bani, lăudăroşi, trufaşi, hulitori, neascultători de părinţi, nemulţămitori, fără evlavie,
3 i yo kuwo aan kalgacayl lahayn, iyo kuwo aan heshiis doonaynin, iyo kuwo wax xanta, iyo kuwo aan iscelin karin, iyo kuwo ba'an, iyo kuwo aan wanaagga jeclayn,
fără dragoste firească, neînduplecaţi, clevetitori, neînfrînaţi, neîmblînziţi, neiubitori de bine,
4 i yo kuwo gacangeliyayaal ah, iyo kuwo haad ah, iyo kuwo isla weyn, iyo kuwa raaxaysi jecel intii ay Ilaah jeclaan lahaayeen.
vînzători, obraznici, îngîmfaţi; iubitori mai mult de plăceri decît iubitori de Dumnezeu;
5 I yagu waxay haystaan u-ekaanta cibaadaysiga, laakiinse xooggiisay diidaan; kuwaas ka leexo.
avînd doar o formă de evlavie dar tăgăduindu -i puterea. Depărtează-te de oamenii aceştia.
6 W aayo, kuwaas waxaa ka mid ah kuwa guryaha gala, oo ambiya naagaha caqliga la' oo dembiyadu ku raran yihiin, oo damacyada kala duduwanu ay la tageen,
Sînt printre ei unii, cari se vîră prin case, şi momesc pe femeile uşuratice îngreuiate de păcate şi frămîntate de felurite pofte,
7 o o weligood wax baranaya, laakiinse aan marnaba awoodin inay runta gartaan.
cari învaţă întotdeauna şi nu pot ajunge niciodată la deplina cunoştinţă a adevărului.
8 S iday Yannees iyo Yambarees isu hor taageen Muuse, saas oo kalay kuwanuna runta isu hor taagaan; waana niman maankoodu kharribmay oo xagga iimaankana laga nacay.
După cum Iane şi Iambre s'au împotrivit lui Moise, tot aşa şi oamenii aceştia se împotrivesc adevărului, ca unii cari sînt stricaţi la minte şi osîndiţi în ce priveşte credinţa.
9 L aakiinse hore uma socon doonaan, waayo, nacasnimadoodu bayaan bay dadka oo dhan u noqon doontaa sidii ay kuwaas toodiiba u noqotay. Waxtarka Qorniinka Quduuska Ah
Dar nu vor mai înainta; căci nebunia lor va fi arătată tuturor, cum a fost arătată şi a celor doi oameni.
10 L aakiinse adigu waxaad raacday waxbariddayda, iyo socodkayga, iyo qasdigayga, iyo rumaysadkayga, iyo dulqaadashadayda, iyo jacaylkayga, iyo samirkayga,
Tu, însă, ai urmărit de aproape învăţătura mea, purtarea mea, hotărîrea mea, credinţa mea, îndelunga mea răbdare, dragostea mea, răbdarea mea,
11 i yo silecyadayda, iyo xanuunsigayga. Waxyaalihii xunxumaa ee igu dhacay markaan Antiyokh iyo Ikoniyon iyo Lustara joogay! Silecyadii badnaa ee aan u adkaystay! Oo kulligood Rabbigaa iga samatabbixiyey.
prigonirile şi suferinţele cari au venit peste mine în Antiohia, în Iconia şi în Listra. Ştii ce prigoniri am răbdat; şi totuş Domnul m'a izbăvit din toate.
12 R untii, kulli inta doonaysa inay si cibaado leh Ciise Masiix ugu noolaadaan waa la silcin doonaa.
De altfel, toţi ceice voiesc să trăiască cu evlavie în Hristos Isus, vor fi prigoniţi.
13 L aakiinse dadka sharka leh iyo khaa'innadu aad iyo aad bay u sii xumaan doonaan, iyagoo wax khiyaaneeya, lana khiyaaneeyo.
Dar oamenii răi şi înşelători vor merge din rău în mai rău, vor amăgi pe alţii, şi se vor amăgi şi pe ei înşişi.
14 L aakiinse adigu ku sii soco waxyaalihii aad baratay oo aad hubsatay, adigoo garanaya kuwii aad ka baratay;
Tu să rămîi în lucrurile, pe cari le-ai învăţat şi de cari eşti deplin încredinţat, căci ştii dela cine le-ai învăţat:
15 t an iyo yaraantaadii waxaad garanaysay qorniinka quduuska ah oo badbaadada kugu garansiin kara rumaysadka Ciise Masiix lagu rumaysto.
din pruncie cunoşti Sfintele Scripturi, cari pot să-ţi dea înţelepciunea care duce la mîntuire, prin credinţa în Hristos Isus.
16 Q orniin kastaa wuxuu ku ahaaday Ruuxa Ilaah oo waxtar buu u leeyahay waxbaridda, iyo canaanashada, iyo hagaajinta, iyo edbinta xagga xaqnimada;
Toată Scriptura este însuflată de Dumnezeu şi de folos ca să înveţe, să mustre, să îndrepte, să dea înţelepciune în neprihănire,
17 i n ninka Ilaah u ahaado mid dhan oo aad loogu diyaariyey shuqul kasta oo wanaagsan.
pentruca omul lui Dumnezeu să fie desăvîrşit şi cu totul destoinic pentru orice lucrare bună.