1 O o soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, oo kala soo dhex bax reer binu Israa'iil, inuu iiga adeego hawsha wadaadnimada, kuwaasu waxa weeyaan Haaruun qudhiisa iyo Naadaab, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar oo wada ah wiilashii Haaruun.
Apropie de tine pe fratele tău Aaron şi pe fiii săi, şi ia -i dintre copiii lui Israel şi pune -i deoparte în slujba Mea ca preoţi: pe Aaron şi pe fiii lui Aaron: Nadab, Abihu, Eleazar şi Itamar.
2 O o walaalkaa Haaruun waa inaad u samaysaa dhar quduus ah, ammaan iyo qurux aawadood.
Fratelui tău Aaron, să -i faci haine sfinte, ca să -i slujească de cinste şi podoabă.
3 O o waxaad la hadashaa kulli inta qalbigooda xigmadu ku jirto, oo aan ruuxii xigmadda ka buuxiyey, inay Haaruun dharkiisa u sameeyaan oo ay isaga quduus ka dhigaan inuu iiga adeego hawsha wadaadnimada.
Vorbeşte cu toţi cei destoinici, cărora le-am dat un duh de pricepere, să facă veşmintele lui Aaron, ca să fie sfinţit, şi să-Mi împlinească slujbă de preot.
4 O o dharka ay u samaynayaanna waxa weeyaan laabgashi, iyo eefod, iyo khamiis, iyo jubbad, iyo duub, iyo dhex-xidh, oo waa inay dhar quduus ah u sameeyaan walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, inuu iiga adeego hawsha wadaadnimada.
Iată veşmintele pe cari le vor face: un pieptar, un efod, o mantie, o tunică lucrată la gherghef, o mitră şi un brîu. Să facă fratelui tău Aaron şi fiilor săi, veşminte sfinte, ca să-Mi împlinească slujba de preot.
5 O o ha qaateen dahab, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan. Eefodka
Să întrebuinţeze aur, materii văpsite în albastru, în purpuriu, în cărmiziu şi subţire.
6 O o eefodka ha ka sameeyeen dahab, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan, oo daabacna ha lagu sameeyo.
Efodul să -l facă de aur, de fir albastru, purpuriu şi cărmiziu, şi de in subţire răsucit; să fie lucrat cu măiestrie.
7 W aa inuu lahaadaa laba garab oo is-haysta oo ku xidhan labadiisa daraf, inuu iswada haysto kulligii.
Să aibă doi umerari uniţi cu el; la cele două capete ale lui, să fie legat de ei.
8 O o dhex-xidhka daabaca leh oo dusha kaga yaal in lagu xidho waa in isku si loo sameeyaa oo uu isku waslad la ahaadaa; oo ha ahaado dahab, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan.
Brîul să fie de aceeaş lucrătură ca efodul şi prins pe el; să fie de aur, de fir albastru, purpuriu şi cărmiziu, şi de in subţire răsucit.
9 O o waxaad qaadataa laba dhagax oo onika la yidhaahdo, oo waxaad dushooda ku xaradhaa magacyada reer binu Israa'iil;
Să iei apoi două pietre de onix, şi să sapi pe ele numele fiilor lui Israel:
10 m agacyadooda lix waa inaad isku dhagax ku dhigtaa, oo lixda magac oo hadhayna waa inaad dhagaxa kale ku dhigtaa, siday u kala hor dhasheen.
şase din numele lor pe o piatră, şi alte şase pe a doua piatră, după şirul naşterilor.
11 S ida shuqulka dhagax-xardhihii waa inaad labada dhagax u xaradhaa xaradh u eg xaradhka shaabadda, oo waana inaad ku dhigtaa magacyadii reer binu Israa'iil; oo waa inaad saldhigyo dahab ah ku dhejisaa.
Pe cele două pietre să sapi numele fiilor lui Israel, cum se face săpătura pe pietre şi pe peceţi; să le legi într'o ferecătură de aur.
12 O o labada dhagax waa inaad ku dhejisaa eefodka garbihiisa inay dhagaxyo xusuus ah u noqdaan reer binu Israa'iil, oo Haaruun waa inuu Rabbiga hortiisa magacyadooda ku qaadaa garbihiisa xusuus ahaan aawadeed.
Amîndouă aceste pietre să le pui pe umerarii efodului, ca aducere aminte de fiii lui Israel; şi Aaron le va purta numele înaintea Domnului, pe cei doi umeri ai lui, ca aducere aminte de ei.
13 O o waa inaad u samaysaa saldhigyo dahab ah,
Să faci apoi nişte ferecături de aur,
14 o o waa inaad u samaysaa laba silsiladood oo ah dahab saafi ah, oo waxaad u samaysaa sida wax xadhko u eg oo tidcan, oo silsiladaha isku tidcan waa inaad ku xidhaa saldhigyada. Laabgashigii
şi două lănţişoare de aur curat, pe cari să le împleteşti în chip de sfori; şi lanţurile acestea, împletite astfel, să le pui în ferecături.
15 O o waa inaad samaysaa laabgashi xukumaadeed, oo daabacna ha lagu sameeyo; oo waa inaad u samaysaa sida samaynta eefodka; waana inaad ka samaysaa dahab, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan.
Să faci apoi pieptarul judecăţii, lucrat cu măiestrie, să -l faci din aceeaş lucrătură ca efodul; să -l faci de aur, de fir albastru, purpuriu şi cărmiziu, şi de in subţire răsucit.
16 W aa inuu ahaadaa afargeesood oo isku laalaaban; dhererkiisuna ha ahaado taako, ballaadhkiisuna ha ahaado taako.
Să fie în patru colţuri şi îndoit; lungimea lui să fie de o palmă, şi lăţimea tot de o palmă.
17 O o waa inaad afar saf oo dhagaxyo ah ku dul dhejisaa; safka kowaad ha ahaado sardiyos, iyo tobasiyos, iyo mid birqaya;
În el să ţeşi o ţesătură de pietre, şi anume patru rînduri de pietre: în rîndul întîi, un sardonix, un topaz, şi un smaragd;
18 s afka labaadna ha ahaado sumurud, iyo safayr, iyo dheemman;
în al doilea rînd, un rubin, un safir, şi un diamant;
19 s afka saddexaadna ha ahaado yakintos, iyo agate, iyo ametustos;
în al treilea rînd, un opal, un agat, şi un ametist;
20 s afka afraadna ha ahaado berullos, iyo onika, iyo yasbid; oo waa in lagu dhejiyo saldhigyo dahab ah.
în al patrulea rînd, un hrisolit, un onix, şi un iaspis. Aceste pietre să fie legate în ferecătura lor de aur.
21 O o dhagaxyadu waa inay tiro le'ekaadaan sida magacyada reer binu Israa'iil, ha ahaadeen laba iyo toban sida magacyadooda, oo laba iyo tobanka qabiil waa in mid kasta magiciisa lagu xardho sida xaradhka shaabadda.
Să fie douăsprezece, după numele fiilor lui Israel, săpate ca nişte peceţi, fiecare cu numele uneia din cele douăsprezece seminţii. -
22 O o laabgashiga waxaad ku samaysaa silsilado xadhko u eg oo laga tidcay dahab saafi ah.
Pentru pieptar să faci nişte lănţişoare de aur curat, împletite ca nişte sfori.
23 O o laabgashiga waxaad ku samaysaa laba siddo oo dahab ah, oo labada siddo waxaad sudhaa laabgashiga labadiisa darfood.
Să faci pentru pieptar două verigi de aur, şi aceste două verigi de aur să le pui la cele două capete ale pieptarului.
24 O o labada silsiladood oo tidcan oo dahabka ah waxaad ku xidhaa labada siddo oo ku yaal laabgashiga labadiisa darfood.
Cele două lanţuri de aur împletite să le prinzi de cele două verigi dela cele două capete ale pieptarului.
25 O o labada silsiladood oo tidcan labadooda madax oo kale waxaad ku xidhaa labada saldhig, oo waxaad ku xidhaa eefodka garbihiisa xaggooda hore.
Iar celelalte două capete ale celor două lanţuri împletite să le prinzi de cele două ferecături, şi să le pui peste umerarii efodului, în partea dinainte.
26 O o waxaad samaysaa laba siddo oo dahab ah, oo waxaad soo sudhaa laabgashiga labadiisa darfood oo gudaha oo eefodka xiga.
Să mai faci două verigi de aur, şi să le pui la celelalte două capete de jos ale pieptarului, pe marginea din lăuntru care este îndreptată spre efod.
27 O o waxaad samaysaa laba siddo oo dahab ah, oo waxaad ku xidhaa eefodka labadiisa garab xaggooda hoose oo dhanka hore ku yaal, oo ku dhow meeshay isku xidhmaan, oo ka sarreeya eefodka dhex-xidhkiisa oo daabaca ah.
Şi să mai faci alte două verigi de aur, pe cari să le pui jos la cei doi umărari ai efodului pe partea dinainte a lui, tocmai acolo unde se îmbucă efodul cu umărarii, deasupra brîului efodului.
28 O o laabgashiga waa inay siddooyinkiisa ku xidhaan siddooyinkii eefodka oo ha kula xidheen shalash buluug ah, inuu ku dul xidnaado dhex-xidhka daabaca ah oo eefodka, iyo inuusan laabgashigu ka furnaan eefodka.
Pieptarul cu verigile lui, să -l lege de verigile efodului cu o sfoară albastră, pentruca pieptarul să stea ţapăn deasupra brîului efodului, şi să nu poată să se mişte de pe efod.
29 O o magacyada reer binu Israa'iil waa in Haaruun ku qaadaa laabgashiga xukumaadda oo qalbigiisa saaran markuu galo meesha quduuska ah, inay xusuus noqdaan Rabbiga hortiisa had iyo goor.
Cînd va intra Aaron în sfîntul locaş, va purta pe inima lui numele fiilor lui Israel, săpate pe pieptarul judecăţii, ca să păstreze totdeauna aducerea aminte de ei înaintea Domnului. -
30 O o laabgashiga xukumaadda waa inaad gelisaa Uuriimka iyo Tummiimka, oo waa inay Haaruun qalbigiisa saarnaadaan markuu Rabbiga hortiisa tago; oo Haaruun waa inuu qalbigiisa ku qaadaa xukumaadda reer binu Israa'iil had iyo goorba. Khamiiskii Wadaadka Sare
Să pui în pieptarul judecăţii Urim şi Tumim, cari să fie pe inima lui Aaron, cînd se va înfăţişa el înaintea Domnului. Astfel, Aaron va purta necurmat pe inima lui judecata copiilor lui Israel, cînd se va înfăţişa înaintea Domnului.
31 O o khamiiska eefodka kulligiis waa inaad ka dhigtaa buluug.
Mantia de supt efod s'o faci întreagă de materie albastră.
32 O o waa inuu meel daloosha oo madaxu maro ku lahaadaa; oo waa inuu ahaado sida dhar leh tolmo wanaagsan oo daloolkiisa ku wareegsan inuusan dillaacin aawadeed.
La mijloc, să aibă o gură pentru intrarea capului; şi gura aceasta să aibă de jur împrejur o tivitură ţesută, ca gura unei platoşe, ca să nu se rupă.
33 O o khamiiska daraftiisa hoose waxaad u yeeshaa rummaanno oo ah buluug, iyo guduud, iyo casaan, oo ku wada wareeji daraftiisa hareeraheeda oo dhan; oo dawanno dahab ahna dhexdooda geli oo ku wareeji.
Pe margine, de jur împrejurul tiviturii, să pui nişte rodii de coloare albastră, purpurie şi cărmizie, presărate cu clopoţei de aur:
34 D awan dahab ah iyo rummaan, haddana dawan dahab ah iyo rummaan, waa inaad ku wareejisaa khamiiska daraftiisa.
un clopoţel de aur şi o rodie, un clopoţel de aur şi o rodie, pe toată marginea mantiei de jur împrejur.
35 O o Haaruun waa inuu gashado inuu ku adeego; oo sanqadhiisana waa la maqli doonaa markuu tago Rabbiga hortiisa oo uu galo meesha quduuska ah, iyo markii uu ka soo baxaba, inuusan dhiman aawadeed.
Aaron se va îmbrăca cu ea ca să facă slujba; cînd va intra în locaşul sfînt înaintea Domnului, şi cînd va ieşi din el, se va auzi sunetul clopoţeilor, aşa că el nu va muri.
36 O o waa inaad samaysaa waslad khafiifa oo dahab saafiya ah, waxaad ku xaradhaa xaradhka u eg xaradhka shaabadda oo leh, WAA U QUDUUS RABBIGA.
Să faci şi o tablă de aur curat, şi să sapi pe ea, cum se sapă pe o pecete:, Sfinţenie Domnului.`
37 O o waa inaad ku xidhaa shalash buluug ah, oo ku dhejisaa duubka, oo duubka intiisa hore ha ku taallo.
S'o legi cu o sfoară albastră de mitră, în partea dinainte a mitrei.
38 O o ha ku taallo Haaruun fooddiisa, Oo Haaruun baa qaadi doona dembiga alaabta quduuska ah, oo ay reer binu Israa'iil quduus kaga dhigi doonaan hadiyadahooda quduuska ah; oo mar kasta waxay ku oolli doontaa fooddiisa, in iyaga laga aqbalo Rabbiga hortiisa.
Ea să fie pe fruntea lui Aaron; şi Aaron va purta fărădelegile săvîrşite de copiii lui Israel cînd îşi aduc toate darurile lor sfinte; ea va fi necurmat pe fruntea lui înaintea Domnului, pentruca ei să fie plăcuţi înaintea Lui.
39 O o jubbadda marada wanaagsan laga sameeyey waa inaad daabacdaa oo waa inaad duub ka samaysaa maro wanaagsan, oo dhex-xidh waa inaad ka samaysaa daabac. Dharkii Wadaaddada Kale
Tunica s'o faci de in subţire; să faci o mitră de in subţire, şi să faci un brîu lucrat la gherghef.
40 O o wiilasha Haaruunna waa inaad u samaysaa jubbado iyo dhex-xidho, iyo duubab, iyagu ha u ahaadeen ammaan iyo qurux.
Fiilor lui Aaron să le faci tunici, să le faci brîne, şi să le faci scufii, spre cinste şi podoabă.
41 O o waxaad dharkaas u lebbistaa walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa la joogaba; oo waa inaad iyaga subagtaa, oo daahirisaa oo quduus ka dhigtaa, inay iiga adeegaan hawsha wadaadnimada.
Să îmbraci cu ele pe fratele tău Aaron, şi pe fiii lui împreună cu el. Să -i ungi, să -i închini în slujbă, să -i sfinţeşti, şi-Mi vor sluji ca preoţi.
42 O o waa inaad iyaga u samaysaa sirwaallo maro wanaagsan ah oo gaadha dhexdooda ilaa bowdyahooda, oo ay ku qariyaan cawradooda;
Fă-le ismene de in, ca să-şi acopere goliciunea, dela brîu pînă la glesne.
43 H aaruun iyo wiilashiisu waa inay gashadaan markay galaan taambuugga shirka ama markay meesha allabariga u dhowaadaan inay ka dhex adeegaan meesha quduuska ah inaanay dembi qaadin oo dhiman. Waxay isaga iyo farcankiisa ka dambeeyaba ku noqon doontaa qaynuun weligiis ah.
Aaron şi fiii lui le vor purta, cînd vor intra în cortul întîlnirii, sau cînd se vor apropia de altar, ca să facă slujba în locaşul sfînt; astfel ei nu se vor face vinovaţi, şi nu vor muri. Aceasta este o lege vecinică pentru Aaron şi pentru urmaşii lui după el.