1 N a ka karangatia e ia te tekau ma rua, ka hoatu ki a ratou he kaha, he mana, e peia ai nga rewera katoa, e ora ai nga mate.
Laba-iyo-tobankii ayuu isugu yeedhay, wuxuuna siiyey xoog iyo amar ay jinniyada oo dhan ku saaraan oo ay cudurro ku bogsiiyaan.
2 A tonoa ana ratou e ia ki te kauwhau i te rangatiratanga o te Atua, ki te whakaora hoki i te hunga e mate ana.
Wuuna diray inay boqortooyadii Ilaah ku wacdiyaan dadka oo ay bogsiiyaan kuwa buka.
3 I mea ano ia ki a ratou, Kaua tetahi mea e mauria ki te ara, kaua he tokotoko, kaua he putea, kaua he taro, kaua he moni; kaua ano e takiruatia he koti.
Wuxuuna ku yidhi, Waxba safarka ha u qaadanina, ama ul, ama qandi, ama kibis, ama lacag. Laba khamiisna ha qaadanina.
4 A ka tomo koutou ki tetahi whare, hei reira noho ai a haere noa i reira.
Guri alla gurigaad gashaan jooga, meeshaasna ka baxa.
5 A , ki te kahore etahi e manako ki a koutou, ina haere atu koutou i taua pa, ruia atu te puehu o o koutou waewae, hei mea whakaatu ki a ratou.
Kuwa alla kuwii aan idin soo dhowayn, markaad magaaladaas ka baxdaan siigada cagihiinna ka dhabaandhaba inay marag ka gees ah ku ahaato.
6 N a, ko to ratou mawehetanga atu, ka haereerea e ratou nga kainga, me te kauwhau i te rongopai, me te whakaora i nga wahi katoa.
Markaasay baxeen, oo tuulooyinka ayay dhex mareen, iyagoo injiilka ku wacdiyaya oo meel walbaba kuwa buka ku bogsiinaya. Herodos Waa Welwelay
7 A ka rongo a Herora tetaraki i nga mea katoa i meinga e ia: a he nui tona pororaru, no te mea ki ta etahi ki, kua ara mai a Hoani i te hunga mate;
Markaasaa taliye Herodos maqlay waxa dhacay oo dhan, wuuna shakiyey, waayo, qaar baa yidhi, Yooxanaa ayaa kuwii dhintay ka soo sara kacay,
8 K i ta etahi, kua puta mai a Iraia; ki ta etahi, kua ara mai tetahi o nga poropiti onamata.
qaarna waxay yidhaahdeen, Eliyaas ayaa soo muuqday, qaar kalena waxay yidhaahdeen, Nebi nebiyadii hore ah ayaa soo sara kacay.
9 N a ka mea a Herora, I poutoa e ahau te matenga o Hoani: ko wai hoki tenei mona nei enei korero ka rangona nei e ahau? A ka whai ia kia kite i a ia.
Markaasaa Herodos wuxuu yidhi, Yooxanaa madaxaan ka gooyay, Yuu yahay kan aan waxan ka maqlayo? Oo wuxuu doonayay inuu arko. Waxaa Cunto La Siiyey Shan Kun Oo Nin
10 A , no te hokinga mai o nga apotoro, ka korerotia ki a ia nga mea katoa i mea ai ratou. A ka tango ia i a ratou, ka haere ko ratou anake ki tetahi pa, ko Petahaira te ingoa.
Rasuulladii markay soo noqdeen ayay isaga u sheegeen wixii ay sameeyeen. Wuuna waday oo keli ahaan u kaxeeyey magaalada Beytsayda la odhan jiray.
11 O tira, i te kitenga o nga mano, ka aru i a ia: a ka manaaki ia i a ratou, ka korerotia ki a ratou te rangatiratanga o te Atua, whakaorangia ana hoki e ia te hunga e mea ana kia rongoatia.
Laakiin dadkii badnaa, goortay ogaadeen, way soo raaceen. Markaasuuna iyaga soo dhoweeyey, oo wuxuu kala hadlay wax ku saabsan boqortooyadii. Ilaah, oo kuwii u baahnaa in la bogsiiyona wuu bogsiiyey.
12 N a kua titaha haere te ra; a ka haere mai te tekau ma rua, ka mea ki a ia, Tonoa te mano, kia haere ai ki nga kainga, ki nga whenua i tetahi taha, i tetahi taha, moe ai, ki te mea kei hoki ma ratou; he wahi koraha hoki tenei i a tatou nei.
Goortii maalintii dhammaanaysay laba-iyo-tobankii ayaa yimid iyagoo ku leh, Dadka badan dir si ay u tagaan tuulooyinka iyo beeraha ku wareegsan, oo ay ugu hoydaan oo cunto uga helaan, waayo, meeshan cidlada ah ayaynu joognaa.
13 A ka mea ia ki a ratou, Ma koutou e hoatu he kai ma ratou. ka mea ratou, heoi ano a matou e rima nga taro, e rua nga ika; ki te kahore ano ia matou e haere ki te hoko kai ma tenei iwi katoa.
Wuxuuse ku yidhi, Idinku siiya waxay cunaan. Waxay ku yidhaahdeen, Annagu wax ka badan shan kibsood iyo laba kalluun ma hayno, inaannu tagno oo dadkan oo dhan cunto u soo iibinno maahee.
14 M e te mea ano e rima mano nga tane. Ka mea ia ki ana akonga, Meinga ratou kia noho, kia rima tekau ki te nohoanga.
Waayo, waxay ku dhowaayeen shan kun oo nin. Wuxuu xertiisii ku yidhi, U fadhiisiya koox koox konton konton ah.
15 A pera ana ratou, meinga katoatia ana kia noho.
Sidaasay yeeleen oo wada fadhiisiyeen.
16 N a ka mau ia ki nga taro e rima, ki nga ika e rua, ka titiro ake ki te rangi, ka whakapai i aua mea, ka whawhati, ka hoatu ki nga akonga kia whakatakotoria atu ma te mano.
Markaasuu wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay, ayuu barakeeyey, oo kala jejebiyey, oo xertiisii siiyey, inay dadkii badnaa hortooda dhigaan.
17 N a ka kai ratou, ka makona katoa: a kotahi tekau ma rua nga kete i kohia ake e ratou, he toenga na ratou no nga whatiwhatinga.
Markaasay cuneen oo ka wada dhergeen; waxaana la guray jajabkii ka hadhay oo laba iyo toban dambiilood ah. Butros Wuxuu Qiray Inuu Ciise Yahay Masiixa
18 A , i a ia e inoi ana ko ia anake, i a ia ano ana akonga: na ka ui ia ki a ratou, ka mea, Ko wai ahau ki te ki a te mano?
Intuu keli ahaan u tukanayay, ayaa xertiisii la joogtay, markaasuu weyddiiyey isagoo leh, Dadkii badnaa yay igu sheegaan?
19 N a ka whakahoki ratou, ka mea, Ko Hoani Kaiiriiri; ki ta etahi ia, ko iraia; ki ta etahi, kua ara mai tetahi o nga poropiti onamata.
Way u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Yooxanaa Baabtiisaha; qaar kalena waxay yidhaahdeen, Eliyaas, qaarna waxay yidhaahdeen, Nebi nebiyadii hore ah oo soo sara kacay.
20 N a ka mea ia ki a ratou, Ki ta koutou na ki, ko wai ahau? Ka whakahoki a Pita, ka mea, Ko te Karaiti a te Atua.
Markaasuu wuxuu ku yidhi, Idinkuse yaad igu sheegtaan? Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Masiixii Ilaah. Ciise Wuxuu Sii Sheegay Dhimashadiisa Iyo Sarakiciddiisa
21 K atahi ia ka whakatupato i a ratou, ka mea, kia kaua tenei e korerotia ki te tangata;
Laakiin wuu waaniyey oo wuxuu ku amray inaanay ninna waxaas u sheegin,
22 I mea ano ia, Kua takoto te tikanga kia maha nga mamae o te Tama a te tangata, kia whakakahoretia ano ia e nga kaumatua, e nga tohunga nui, e nga karaipi, kia whakamatea, a i te toru o nga ra ka whakaarahia.
isagoo leh, Waxay waajib ugu tahay Wiilka Aadanahu inuu wax badan ku xanuunsado, oo ay waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimmadu diidaan, oo la dilo, oo maalinta saddexaad la sara kiciyo. Waa In Nafta La Diido
23 I mea ano ia ki a ratou katoa, Ki te mea tetahi kia haere mai i muri i ahau, me whakakahore ia e ia ano, me amo tona ripeka i nga ra katoa, ka aru ai i ahau.
Markaasuu wuxuu kulligood ku yidhi, Mid uun hadduu doonayo inuu iga daba yimaado, ha dayriyo doonistiisa, iskutallaabtiisana maalin walba ha soo qaato oo ha i soo raaco.
24 K i te whai hoki tetahi kia ora, ka mate ia: otira ki te mate tetahi, mona i whakaaro ki ahau, ka ora ia.
Waayo, kan doonaya inuu naftiisa badbaadiyo, waa lumin doonaa, laakiin kan naftiisa u lumiya aawaday, kaasaa badbaadin doona.
25 H e aha oti te pai ki te tangata, ki te riro i a ia te ao katoa, a ka ngaro ko ia ano, ka riro ranei i te he?
Waayo, nin maxay u taraysaa hadduu dunida oo dhan helo oo uu islumiyo oo khasaaro?
26 K i te whakama hoki tetahi ki ahau, a ki aku korero, ka whakama ano te Tama a te tangata ki a ia, ina haere mai ia i runga i tona ake kororia, i te kororia hoki o te Matua, o nga anahera tapu.
Maxaa yeelay, ku alla kii ka xishooda aniga iyo ereygaygaba, Wiilka Aadanaha ayaa ka xishoon doona isaga, goortuu ku yimaado ammaantiisa iyo ammaanta Aabbihiis iyo tan malaa'igaha quduuska ah.
27 N a he pono taku korero ki a koutou, Tenei ano etahi o te hunga e tu nei e kore e pangia e te mate, kia kite ra ano i te rangatiratanga o te Atua.
Laakiin run baan idiin sheegayaa, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah. Ciise Muuqiisu Waa Isbeddelay
28 A ka tata ki te waru o nga ra i muri i enei korero, ka mau ia ki a Pita, ki a Hoani, ki a Hemi, ka haere ki runga ki te maunga ki te inoi.
Abbaaraha siddeed maalmood hadalladan dabadood waxaa dhacay inuu waday Butros, iyo Yooxanaa, iyo Yacquub, oo buurtuu fuulay inuu ku tukado,
29 A , i a ia e inoi ana, ka puta ke te ahau o tona mata, ma tonu tona kakahu, kanapa tonu.
oo intuu tukanayay, araggii wejigiisa ayaa si kale noqday, dharkiisuna caddaan ayuu la dhalaalayay.
30 N a, tokorua nga tangata e korero tahi ana me ia, ko Mohi raua ko Iraia:
Oo bal eeg, laba nin ayaa la hadlayay isaga, waxayna ahaayeen Muuse iyo Eliyaas,
31 I puta kororia mai, i korero ano ki tona matenga meake nei rite i a ia ki Hiruharama.
oo ammaan ku soo muuqday, oo waxay kala hadlayeen dhimashadiisa uu Yeruusaalem dhowaan ku dhammayn lahaa.
32 I pehia hoki a Pita ratou ko ona hoa e te moe: a, i to ratou aranga ake, ka kite i tona kororia, me nga tangata tokorua e tu tahi ana me ia.
Laakiin Butros iyo kuwii la jiray ayaa hurdo la cuslaaday; oo goortay tooseen ayay arkeen ammaantiisa iyo labadii nin oo la taagan.
33 A i a raua e mawehe atu ana i a ia, ka mea a Pita ki a Ihu, E kara, he pai kia noho tatou i konei: na kia hanga e matou etahi wharau kia toru; kia kotahi mou, kia kotahi mo Mohi, kia kotahi mo Iraia: kihai ia i mohio ki tana i korero ai.
Kolkay ka tegayeen waxaa dhacay in Butros ku yidhi Ciise, Macallimow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno, haddaba saddex waab aannu ka dhisno, mid adaan ku dhisaynaa, midna Muuse, midna Eliyaas, waayo, ma uu garanaynin wuxuu leeyahay.
34 A i a ia e korero ana i enei mea, ka puta he kapua, a taumaru iho ana ki a ratou: a mataku ana ratou i to ratou haerenga ki roto ki te kapua.
Intuu waxaas lahaa, waxaa timid daruur oo iyagay hadhaysay, wayna baqeen kolkay daruurtii galeen.
35 N a ka puta mai he reo i te kapua, e mea ana, Ko taku Tama tenei, ko taku i whiriwhiri ai: whakarongo ki a ia.
Daruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga.
36 A , no te putanga o te reo, ko Ihu anake i kitea. A whakarongo puku ana ratou, kihai hoki i korerotia e ratou ki te tangata i aua ra tetahi o nga mea i kite ai ratou.
Goortii codkii ahaaday Ciise keliya ayaa la arkay; markaasay iska aamuseen, oo maalmahaas ninna uma ay sheegin wixii ay arkeen. Wiilkii Jinniga Qabay Waa La Bogsiiyey
37 N a, i te aonga ake o te ra, i a ratou kua tatu iho i runga i te maunga, he rahi te hui i tutaki ki a ia.
Maalintii xigtay, goortay buurta ka soo degeen, waxaa dhacay in dad badni la kulmay isaga.
38 N a ka karanga tetahi tangata i roto i te mano, ka mea, Tena koa, e te Kaiwhakaako, titiro mai ki taku tama: ko ia anake hoki taku.
Oo bal eeg, nin dadkii badnaa ka mid ah ayaa qayliyey isagoo leh, Macallimow, waxaan kaa baryayaa inaad wiilkayga eegto, waayo, waa madigayga,
39 N a ka hopu te wairua i a ia, inamata ka hamama; na ka haehae i a ia, tutu ana te huka i a ia; whakauaua ana te whakarere i a ia, a maru iho ia.
oo bal eeg, jinni baa qabsada, oo dhaqsiba wiilkaa qayliya, jinniguna waa gilgilaa, oo wiilku afkuu ka xumbeeyaa; dhib ayaa jinnigu kaga baxaa, isagoo aad u burburinaya.
40 A i te inoi ahau ki au akonga kia peia ia ki waho: heoi kihai i taea e ratou.
Waxaan xertaada ka baryay inay ka saaraan, wayna kari waayeen.
41 N a ka whakahoki a Ihu, ka mea, E te uri whakaponokore, parori ke, kia pehea te roa o toku noho ki a koutou, o toku manawanui ki a koutou? Kawea mai tau tama ki konei.
Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu oo madaxa adagu, ilaa goormaan idinla jiri doonaa, oo ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Wiilkaaga halkan keen.
42 N a i a ia e haere mai ana, ka taia iho ia e te rewera, haehaea iho. Na ka riria te wairua poke e Ihu, a whakaorangia ana te tamaiti, hoatu ana ki tona papa.
Intuu weli soo socday, jinnigii ayaa jeexjeexay oo gilgilay. Markaasaa Ciise jinnigii wasakhda lahaa canaantay, wiilkiina ayuu bogsiiyey oo aabbihiis ku celiyey.
43 O ho mauri katoa ana ratou ki te nui o te Atua. A, i a ratou e miharo ana ki nga mea katoa i meinga e Ihu, ka mea ia ki ana akonga,
Kulli way ka wada yaabeen Ilaah weynaantiisa. Ciise Baa Mar Labaad Dhimashadiisa Sii Sheegay Laakiin intay kulligood la wada yaabsanaayeen wixii uu sameeyey oo dhan, wuxuu xertiisii ku yidhi,
44 R ongoatia enei korero ki roto ki o koutou taringa: meake hoki tukua te Tama a te tangata ki nga ringa o nga tangata.
Hadalladanu ha galeen dhegihiinna, waayo, Wiilka Aadanaha ayaa dadka loo gacangelin doonaa.
45 O tira kihai ratou i mohio ki tenei kupu, he mea huna hoki i a ratou, kei kite ratou: i mataku hoki ratou ki te ui ki a ia i taua kupu.
Laakiin hadalkaas ayay garan waayeen, waana laga qariyey si ayna u garan, wayna ka cabsadeen inay hadalkas wax ka weyddiiyaan. Is-hoosaysiinta
46 N a ka puta ake he korerorero i roto i a ratou, ko wai o ratou te mea nui rawa.
Waxaa ka dhex kacday dood ay islahaayeen, Kee baa ahaan doonaa kan inoo weyn.
47 O tira, i te kitenga o Ihu i e whakaaroaronga a o ratou ngakau, ka mau ia ki tetahi tamaiti nohinohi, a whakaturia ana ki tona taha,
Laakiin Ciise markuu gartay fikirrada qalbigooda ayuu ilmo qaaday oo is-ag joojiyey,
48 K a mea ki a ratou, Ki te manako tetahi ki tenei tamaiti, na te whakaaro hoki ki toku ingoa, e manako ana ia ki ahau: ki te manako hoki tetahi ki ahau, e manako ana ia ki toku kaitono mai: na, ko te iti rawa i roto i a koutou katoa ko ia hei mea nui.
markaasuu ku yidhi iyaga, Ku alla kii magacayga ku aqbala ilmahan, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, wuxuu aqbalaa kii i soo diray, waayo, kii idiinku wada yar, kaas ayaa u weyn. Midba Midka Kale Ha U Dulqaato
49 N a, ka whakahoki a Hoani, ka mea, E kara, i kite matou i tetahi e pei rewera ana i runga i tou ingoa; a riria iho e matou, mona kahore e haere tahi tatou.
Yooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya, oo waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco.
50 O tira i mea a Ihu ki a ia, Kaua e riria: ki te mea hoki ehara tetahi i te hoa whawhai no koutou, no koutou ia.
Laakiin Ciise wuxuu ku yidhi, Ha u diidina, waayo, kan aan idinka gees ahayn waa idinla gees. Ciise Wuxuu U Kacay Yeruusaalem; Dadka Reer Samaariya Sooma Ay Dhowayn
51 A , no ka tata nga ra mo tona tangohanga ki runga, ka whakamau tona kanohi ki te haere ki Hiruharama,
Goortii wakhtigii isaga kor loo qaadi lahaa uu dhowaaday, wuxuu wejigiisa u jeediyey inuu Yeruusaalem tago.
52 A ka tonoa atu e ia he karere i mua i tona aroaro: a ka haere ratou, ka tomo ki tetahi kainga o nga Hamari ki te mea tukunga iho mona.
Markaasuu hortiisa cid u diray, oo intay tageen ayay galeen tuulo reer Samaariya ah inay wax u diyaariyaan isaga.
53 H eoi kihai era i manako ki a ia, ko te ahua hoki o tona kanohi me te mea e haere ana ia ki Hiruharama.
Iyaguse ma ay dhowayn, waayo, wejigiisa ayaa u jeeday xagga Yeruusaalem.
54 A , no te kitenga o ana akonga, o Hemi raua ko Hoani, ka mea raua, E te Ariki, e pai ana ranei koe kia korerotia e maua he kapura kia heke iho i te rangi, hei whakangaro i a ratou?
Markaasaa xertiisii Yacquub iyo Yooxanaa goortay arkeen, waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, ma doonaysaa inaannu dab amarno inuu cirka ka soo dego oo baabbi'iyo?
55 O tira ka tahuri ia, ka riria raua, kahore korua e matau no tehea wairua korua.
Isaguse waa ku jeestay oo canaantay iyaga, oo ku yidhi, Garan maysaan caynkii ruuxa aad ka tihiin.
56 K ihai hoki te Tama a te tangata i haere mai ki te whakamate tangata, engari ki te whakaora. na haere ana ratou he kainga ke.
Markaasay waxay aadeen tuulo kale. Sida Loo Imtixaamo Kuwa Doonaya Inay Xer Noqdaan
57 A , i a ratou e haere ana i te ara, ka mea tetahi tangata ki a ia, Ka aru ahau i a koe ki nga wahi katoa e haere ai koe.
Oo intay jidka ku socdeen nin baa ku yidhi isaga, Waan ku raacayaa meel alla meeshaad tagtidba.
58 N a ko te meatanga a Ihu ki a ia, He rua o nga pokiha, he kohanga o nga manu o te rangi; tena ko te Tama a te tangata hore ona wahi e takoto ai tona matenga.
Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Dawacooyinku godad bay leeyihiin, shimbirraha cirkuna buulal bay leeyihiin, laakiin Wiilka Aadanahu meel uu madaxiisa dhigo ma leh.
59 K a mea ia ki tetahi atu, Arumia mai ahau. A ka mea ia, E te Ariki, tukua ahau kia matua haere ki te tanu i toku papa.
Mid kalena ayuu ku yidhi, I soo raac. Laakiin isagu wuxuu ku yidhi, Sayidow, horta ii oggolow inaan tago oo aabbahay soo aaso.
60 N a ka mea a Ihu ki a ia, Waiho ma nga tupapaku e tanu o ratou na tupapaku: ko koe ia me haere ki te kauwhau i te rangatiratanga o te Atua.
Laakiin wuxuu ku yidhi, Iska daa, meydadku ha aaseen meydadkooda, laakiin adigu bax oo boqortooyadii Ilaah ku naadi.
61 K a mea hoki tetahi atu, E te Ariki, ka aru ahau i a koe; otira tukua ahau kia matua poroporoaki ki te hunga i toku whare.
Mid kale ayaa yidhi, Sayidow, waan ku raacayaa, laakiin horta ii oggolow inaan kuwa gurigayga jooga ku soo idhaahdo, Nabadgelyo.
62 O tira ka mea a Ihu ki a ia, Ki te pa te ringa o tetahi ki te parau, a ka titiro ki muri, e kore ia e tau mo te rangatiratanga o te Atua.
Ciise ayaa ku yidhi, Ma jiro nin gacantiisa mixaraatka saara oo dib u eega, oo u qalma boqortooyada Ilaah.