Baroorashadii Yeremyaah 1:16 ~ ﻣﺮﺍﺛﻲ ﺇﺭﻣﻴﺎ 1:16

picture

W axyaalahan daraaddood ayaan la ooyayaa, oo indhahayga ilmaa ka daadanaysa, Maxaa yeelay, kii i qalbi qaboojin lahaa oo naftayda u raaxayn lahaa waa iga fog yahay. Carruurtaydii way cidloobeen, maxaa yeelay, cadowgii baa iga adkaaday.


«عَلَى هَذِهِ أبكِي، تَسكُبُ عَينايَ ماءً. فَالمُعَزِّي بَعِيدٌ عَنِّي، وَأبنائِي بائِسُونَ. قَوِيَ عَلَيهِمْ عَدُوُّهُمْ.»

Continue reading Report error