ﻣﺮﺍﺛﻲ ﺇﺭﻣﻴﺎ 1:16 ~ Baroorashadii Yeremyaah 1:16

picture

« عَلَى هَذِهِ أبكِي، تَسكُبُ عَينايَ ماءً. فَالمُعَزِّي بَعِيدٌ عَنِّي، وَأبنائِي بائِسُونَ. قَوِيَ عَلَيهِمْ عَدُوُّهُمْ.»


Waxyaalahan daraaddood ayaan la ooyayaa, oo indhahayga ilmaa ka daadanaysa, Maxaa yeelay, kii i qalbi qaboojin lahaa oo naftayda u raaxayn lahaa waa iga fog yahay. Carruurtaydii way cidloobeen, maxaa yeelay, cadowgii baa iga adkaaday.

Continue reading Report error