M arkaasaa Gedalyaah u dhaartay iyagii iyo raggoodiiba, oo ku yidhi, Ha ka cabsanina addoommada reer Kaldayiin; haddaba dalka degganaada oo boqorka Baabuloon u adeega, oo waad nabdoonaan doontaan.
Entonces Gedalías les hizo juramento a ellos y a los suyos, y les dijo: No temáis ser siervos de los caldeos; habitad en la tierra, y servid al rey de Babilonia, y os irá bien.
Continue reading Report error