Повторення Закону 12:7 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7

picture

І будете їсти там перед лицем Господа, Бога вашого, і будете тішитися всім, до чого доторкнеться ваша рука, ви та доми ваші, якими поблагословив тебе Господь, Бог твій.


Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa, oo wax alla wixii aad gacanta ku qabataan oo uu Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyey waa inaad ku faraxdaan idinka iyo reerihiinnuba.

Continue reading Report error