Deuteronomy 12:7 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7

picture

a nd there ye shall eat before the LORD your God, and ye and your households shall rejoice in every work of your hands in which the LORD thy God has blessed thee.


Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa, oo wax alla wixii aad gacanta ku qabataan oo uu Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyey waa inaad ku faraxdaan idinka iyo reerihiinnuba.

Continue reading Report error