1-я Царств 14:29 ~ Samuu'eel Kowaad 14:29

picture

И онафан сказал: − Мой отец зря смутил народ. Смотрите, как просветлели мои глаза, когда я поел немного меда.


Markaasaa Yoonaataan wuxuu yidhi, Aabbahay isagaa dalka dhibay, waan idin baryayaaye, bal eega sida indhahaygu u iftiimeen, maxaa yeelay, in yar baan ka dhadhamiyey malabkan.

Continue reading Report error