1 Царе 14:29 ~ Samuu'eel Kowaad 14:29

picture

А Ионатан каза: Баща ми смути света. Я вижте как ми светна на очите, защото вкусих малко от тоя мед;


Markaasaa Yoonaataan wuxuu yidhi, Aabbahay isagaa dalka dhibay, waan idin baryayaaye, bal eega sida indhahaygu u iftiimeen, maxaa yeelay, in yar baan ka dhadhamiyey malabkan.

Continue reading Report error