Псалтирь 37:25 ~ Sabuurradii 37:25

picture

Я был молод, а теперь состарился, но не видел, чтобы был оставлен праведник, а дети его просили хлеба.


Waan dhallin yaraan jiray, oo haatanna waan gaboobay, Oo weligay ma arag mid xaq ah oo la dayriyey, Ama carruurtiisa oo cunto tuugsanaysa.

Continue reading Report error