Salmos 37:25 ~ Sabuurradii 37:25

picture

F ui moço, e agora sou velho; mas nunca vi desamparado o justo, nem a sua descendência a mendigar o pão.


Waan dhallin yaraan jiray, oo haatanna waan gaboobay, Oo weligay ma arag mid xaq ah oo la dayriyey, Ama carruurtiisa oo cunto tuugsanaysa.

Continue reading Report error