1-я Паралипоменон 1:50 ~ Taariikhdii Kowaad 1:50

picture

П осле смерти Баал-Ханана царем вместо него стал Гадад. Его город назывался Пау, а имя его жены было Мегетавеель; она была дочерью Матреда, внучкой Мезагава.


Markaasaa Bacal Xaanaan dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Hadad, oo isna magaaladiisu waxay ahayd Faacuu, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Meheetabeel oo ay dhashay Matreed, iyana waxay ahayd ina Meesaahaab.

Continue reading Report error