3-я Царств 6:31 ~ Boqorradii Kowaad 6:31

picture

Д ля входа во внутреннее святилище он сделал двери из масличного дерева с пятиугольными косяками.


Oo meesha ugu quduusan iriddeedana wuxuu u yeelay albaabbo ah qoryo saytuun; fayaaraddu labadeeda dhinac iyo meesheeda sare waxay ahaayeen derbiga meeshiisii shanaad.

Continue reading Report error