1 Kings 6:31 ~ Boqorradii Kowaad 6:31

picture

F or the Holy of Holies he made doors of olive wood; their entire width was one-fifth that of the wall.


Oo meesha ugu quduusan iriddeedana wuxuu u yeelay albaabbo ah qoryo saytuun; fayaaraddu labadeeda dhinac iyo meesheeda sare waxay ahaayeen derbiga meeshiisii shanaad.

Continue reading Report error