Samuu'eel Kowaad 6:6 ~ 1 Samuel 6:6

picture

H addaba maxaad qalbiyadiinna ugu adkaynaysaan sidii Masriyiintii iyo Fircoon qalbiyadooda u adkeeyeen oo kale? Oo markii uu cajaa'ibka weyn dhexdooda ku sameeyey, miyaanay dadkii sii dayn inay tagaan oo miyaanay ambabbixin?


and why do ye harden your heart as the Egyptians and Pharaoh hardened their heart? do they not -- when He hath rolled Himself upon them -- send them away, and they go?

Continue reading Report error