Samuu'eel Kowaad 6:19 ~ 1 Samuel 6:19

picture

O o isna wuu laayay dadkii Beytshemesh, maxaa yeelay, waxay dhugteen sanduuqii Rabbiga gudihiisa, oo wuxuu dadkii ka laayay konton kun iyo toddobaatan nin, oo dadkiina way baroorteen, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu laayay dad aad u badan.


And He smiteth among the men of Beth-Shemesh, for they looked into the ark of Jehovah, yea, He smiteth among the people seventy men -- fifty chief men; and the people mourn, because Jehovah smote among the people -- a great smiting.

Continue reading Report error