M arkaasaa Daa'uud wuxuu ku yidhi, Colkaas ma ii geeynaysaa? Isna wuxuu yidhi, Ilaah iigu dhaaro inaadan i dilayn, sayidkaygiina ii gacangelinayn, oo anna colkaas waan kuu geeynayaa.
Then David said to him, “Will you bring me down to this band?” And he said, “Swear to me by God that you will not kill me or deliver me into the hands of my master, and I will bring you down to this band.”
Continue reading Report error