M arkaasaa Daa'uud wuxuu Aakiish ku yidhi, War maxaan sameeyey? Oo xumaanmaad igu aragtay anoo addoonkaaga ah intii aan kula joogay iyo ilaa maantadan, oo maxaa laygu diiday si aanan u tegin oo aanan ula diririn cadaawayaashaada, boqorow sayidkaygiiyow?
فَسَألَهُ داوُدُ: «ما الَّذِي فَعَلْتُهُ؟ هَلْ وَجَدْتَ فِيَّ عَيباً مُنذُ أنْ جِئتُ إلَيكَ؟ فَلِماذا تَرفُضُ أنْ تَدَعَنِي أُحارِبُ أعداءَكَ، يا سَيَّدِي المَلِكُ؟»
Continue reading Report error