Samuu'eel Kowaad 29:6 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻷﻭﻝ 29:6

picture

M arkaasaa Aakiish Daa'uud u yeedhay, oo ku yidhi, Rabbiga noloshiisaan ku dhaartaye, adigu waad qummanayd, oo markaynu ciidanka dhex soconnay siibixiddaada iyo soogeliddaaduba hortayda way ku wanaagsanaayeen, waayo, ilaa maalintii aad ii timid iyo maantadan la joogo innaba xumaan kuguma aanan arkin; habase yeeshee saraakiishu raalli kaama aha.


فَدَعَى أخِيشُ داوُدَ وَقالَ لَهُ: «أُقسِمُ بِاللهِ الحَيِّ، إنَّكَ مُخلِصٌ لِي. وَيَسُرُّنِي أنْ تَخدِمَ فِي جَيشِي. فَأنا لَمْ أجِدْ فِيكَ عَيباً مُنذُ أنْ جِئتَ إلَيَّ. وَلَكِنَّ حُكّامَ الفِلِسْطِيِّينَ لا يَثِقُونَ بِكَ.

Continue reading Report error