M arkaasaa amiirradii reer Falastiin waxay yidhaahdeen, Kuwan Cibraaniyada ahu maxay halkan ka samaynayaan? Aakiishna wuxuu amiirradii reer Falastiin ku yidhi, War kanu sow ma aha Daa'uud oo ahaa addoonkii boqorka reer binu Israa'iil ee Saa'uul ah, oo ila joogay maalmahan iyo sannadahanba, oo aanan innaba xumaan ka helin tan iyo maalintii uu ii yimid ilaa maantadan?
فَسَألَ ضُبّاطُ الفِلِسْطِيِّينَ: «ما الَّذِي يَفعَلُهُ هَؤُلاءِ العبرانِيُّونَ هُنا؟» فَقالَ أخِيشُ لِضُبّاطِ الفِلِسْطِيِّينَ: «هَذا هُوَ داوُدُ. كانَ أحَدَ ضُبّاطِ شاوُلَ، لَكِنَّهُ مَعِي مُنذُ مُدَّةٍ طَوِيلَةٍ. وَلَمْ أجِدْ فِيهِ عَيباً مُنذُ أنْ تَرَكَ شاوُلَ وَانضَمَّ إلَيَّ.»
Continue reading Report error