O o Samuu'eelna mar hore wuu dhintay, oo reer binu Israa'iil oo dhammuna way u baroorteen, waxayna ku aaseen Raamaah taasoo ahayd magaaladiisii. Saa'uulna wuu wada eryay kuwii ruuxaanta lahaa iyo saaxiriintii oo dhan, oo dalka wuu ka wada saaray.
بَعدَ أنْ ماتَ صَمُوئِيلُ، ناحَ عَلَيهِ كُلُّ إسْرائِيلَ وَدَفَنُوهُ فِي الرّامَةِ، مَسقَطِ رَأْسِهِ. وَكانَ شاوُلُ قَدْ أزالَ الوُسَطاءَ وَالعَرّافِينَ مِنْ إسْرائِيلَ.
Continue reading Report error