Samuu'eel Kowaad 25:39 ~ 撒 母 耳 記 上 25:39

picture

O o Daa'uudna markuu maqlay in Naabaal dhintay ayuu yidhi, Waxaa mahad leh Rabbigii Naabaal caydii uu i caayay iiga soo aarguday, oo anoo addoonkiisa ah shar iga celiyey; Naabaalna xumaantii uu samaynayay Rabbigu isaguu ku celiyey. Markaasuu Daa'uud cid u diray Abiigayil oo kala hadlay siduu u guursan lahaa.


大 衛 聽 見 拿 八 死 了 , 就 說 : 應 當 稱 頌 耶 和 華 , 因 他 伸 了 拿 八 羞 辱 我 的 冤 , 又 阻 止 僕 人 行 惡 ; 也 使 拿 八 的 惡 歸 到 拿 八 的 頭 上 。 於 是 大 衛 打 發 人 去 , 與 亞 比 該 說 , 要 娶 他 為 妻 。

Continue reading Report error