Samuu'eel Kowaad 15:22 ~ 1 Samuel 15:22

picture

M arkaasaa Samuu'eel yidhi, Rabbigu miyuu aad ugu farxaa qurbaanno la gubo iyo allabaryo, siduu ugu farxo in codka Rabbiga la addeeco? Bal eeg, addeeciddu waa ka wanaagsan tahay allabariga, maqlidduna waa ka wanaagsan tahay baruurta wananka.


Samuel said, “Is the Lord pleased as much with burnt gifts as He is when He is obeyed? See, it is better to obey than to give gifts. It is better to listen than to give the fat of rams.

Continue reading Report error