M arkaasay waxay ku yidhaahdeen wargeeyayaashii yimid, Dadkii reer Yaabeesh Gilecaad waxaad ku tidhaahdaan, Berrito markii qorraxdu kulushahay ayaad samatabbixin heli doontaan. Markaasaa wargeeyayaashii u yimaadeen oo u warrameen dadkii reer Yaabeesh Gilecaad, oo iyana way farxeen.
Они сказали вестникам: − Передайте жителям Иавеша Галаадского: «Завтра к тому часу, когда станет припекать солнце, вы будете спасены». Когда вестники передали это жителям Иавеша, те ободрились.
Continue reading Report error