O o haddaba waagii hore reer binu Israa'iil dhexdooda caadadii ku saabsanayd kala iibsashada iyo kala beddelashada waxay ahayd in nin kabtiisa iska siibo oo uu deriskiisa u dhiibo in wax walba la sii adkeeyo aawadeed. Taasu waxay reer binu Israa'iil u ahayd sida loo markhaati furo.
And this formerly in Israel for redemption and for changing, to establish anything: a man hath drawn off his sandal, and given to his neighbour, and this the testimony in Israel.
Continue reading Report error