Xaakinnada 5:30 ~ Книга Судей 5:30

picture

O o waxay tidhi, Miyaanay wax helin oo boolidii qaybsan? Oo nin kastaaba miyaanu helin gabadh ama laba gabdhood; Oo Siiseraana sow ma helin dhar booli ah oo kala midab ah, Oo miyaanu helin daabac kala midab ah, Oo miyaanu helin daabac kala midab ah oo labada dhan ku yaal, oo boolida qoortooda sudhan?


“Не добычу ли берут они и делят: по девице на воина иль по две, пеструю одежду для Сисары, пеструю, расшитую одежду, богато расшитую одежду мне на плечи – всю эту добычу?”

Continue reading Report error