O o amiirradii reer Falastiin ayaa u yimid iyadii, oo waxay ku yidhaahdeen, Bal sasab isaga oo soo ogow meesha xooggiisa weynu kaga jiro, iyo sida aannu kaga adkaan karno, oo aannu intaannu xidhno u saxariirin karno; oo midkayo kastaaba wuxuu ku siin doonaa kun iyo boqol xabbadood oo lacag ah.
Филистимските началници отидоха при нея и ѝ казаха: Придумай го и разбери в какво се състои огромната му сила и как можем да му надвием, и да го вържем, за да го усмирим. А ние ще ти дадем по хиляда и сто сребърника всеки.
Continue reading Report error