Xaakinnada 11:36 ~ Judges 11:36

picture

O o waxay ku tidhi, Aabbahayow, Rabbigaad afkaaga u furtay, haddaba igu samee wixii afkaaga ka soo baxay, waayo, Rabbigu waa kaaga aarguday cadaawayaashaadii, kuwaasoo ahaa reer Cammoon.


She said to him, “My father, you have made a promise to the Lord. Do to me what you have promised you would do. Because the Lord has punished the people of Ammon, who fought against you.

Continue reading Report error