O o sidaasaa waxaan tusintii ku arkay fardihii iyo kuwii fuushanaa oo qaba laabdhawr u eg dab iyo dhagax yakintos iyo baaruud; oo fardaha madaxyadooduna waxay u ekaayeen madaxyo libaax; oo afafkoodana waxaa ka soo baxayay dab iyo qiiq iyo baaruud.
І так бачив я коней в видінні, а на них верхівців, що панцери мали огняні, і гіяцинтові, і сірчані. А голови в коней немов голови лев'ячі, а з їхнього рота виходив огонь, і дим, і сірка.
Continue reading Report error