Yashuuca 4:14 ~ ﻳﺸﻮﻉ 4:14

picture

O o maalintaas Rabbigu wuxuu Yashuuca ku weyneeyey reer binu Israa'iil oo dhan hortooda; oo cimrigiisii oo dhanba way ka cabsadeen isagii, sidii ay Muuse uga baqi jireen oo kale.


وَفِي ذَلِكَ اليَومِ، عَظَّمَ اللهُ يَشُوعَ فِي عُيُونِ كُلِّ إسْرائِيلَ، وَهابُوهُ كُلَّ أيّامِ حَياتِهِ كَما كانُوا يَهابُونَ مُوسَى.

Continue reading Report error