Yashuuca 3:1 ~ Иисус Навин 3:1

picture

M arkaasaa Yashuuca wuxuu kacay aroor hore, oo Shitiim way ka guureen, oo Webi Urdun yimaadeen, isagii iyo reer binu Israa'iil oo dhan, oo halkaasay degeen intaanay gudbin ka hor.


Рано утром Иисус и все израильтяне отправились из Шиттима и пришли к Иордану, где разбили лагерь перед тем, как переправиться.

Continue reading Report error