Yashuuca 24:19 ~ Joshua 24:19

picture

M arkaasaa Yashuuca wuxuu dadkii ku yidhi, Rabbiga uma aad adeegi kartaan; waayo, isagu waa Ilaah quduus ah; oo waa Ilaah masayr ah, oo isagu idinkama cafiyi doono xadgudubkiinna iyo dembiyadiinna toona.


And Joshua said to the people, You cannot serve the Lord, for He is a holy God; He is a jealous God. He will not forgive your transgressions or your sins.

Continue reading Report error