O o markaasaa Yashuuca yimid, oo wuxuu reer Canaaq ka tiray dalkii buuraha lahaa, kaas oo ahaa Xebroon, iyo Debiir, iyo Canaab, iyo xaggii dalkii reer Yahuudah oo buuraha lahaa oo dhan, iyo dalkii reer binu Israa'iil oo buuraha lahaa oo dhan; oo Yashuuca dhammaan iyagii iyo magaalooyinkoodiiba wuu wada baabbi'iyey.
Joshua came at that time and cut off the Anakim from the hill country: from Hebron, from Debir, from Anab, and from all the hill country of Judah and the hill country of Israel. Joshua destroyed them utterly with their cities.
Continue reading Report error