W axyaalahaasu sida haqiiqada ah waxay leeyihiin muuqasho xigmad ah xagga caabudidda qof naftiisa ku qasbo iyo is-hoosaysiinta iyo saxariirinta jidhka, laakiinse iyagu faa'iido ma leh ay ku hor joogsadaan dherjinta jidhka.
Which things have indeed a show of wisdom in will-worship, and humility, and severity to the body; but are not of any value against the indulgence of the flesh.
Continue reading Report error