Filiboy 1:20 ~ Philippians 1:20

picture

s ida aan aad iyo aad u filanayo oo u rajaynayo, inaanan waxba ku ceeboobin, laakiinse siday weligeed ahaan jirtay in haddeerna dhiirranaan oo dhan Masiixa lagu ammaano jidhkayga, hadday tahay nolol iyo hadday tahay dhimashoba. Waxaa Nolosha Ii Ah Masiixa


I hope very much that I will have no reason to be ashamed. I hope to honor Christ with my body if it be by my life or by my death. I want to honor Him without fear, now and always.

Continue reading Report error