H addaba bal maanta ogaada in Rabbiga Ilaahiinna ahu yahay kan hortiin gudbaya isagoo ah sida dab wax baabbi'iya. Iyaga wuu baabbi'in doonaa oo hortiinnuu ku soo ridi doonaa, oo sidaasaad u eryi doontaan oo aad haddiiba baabbi'in doontaan, siduu Rabbigu idiin sheegay.
Но будь уверен, Господь, твой Бог, пойдет перед тобой, подобно пожирающему огню. Он истребит их; Он покорит их тебе. А ты прогонишь и быстро уничтожишь их, как обещал тебе Господь.
Continue reading Report error