Sharciga Kunoqoshadiisa 9:21 ~ Второзаконие 9:21

picture

M arkaasaan qaaday dembigiinnii ahaa weyshii aad samaysateen, waanan gubay oo ku dul joogjoogsaday oo daqiijiyey, ilaa ay sida boodhka oo kale noqotay, oo boodhkeediina waxaan ku shubay durdurka buurta ka soo dega.


А греховную вещь, тельца, которого вы сделали, я взял и расплавил в огне. Я разбил его, стер в порошок, мелкий, как пыль, и бросил в поток, который тек с горы.

Continue reading Report error