Sharciga Kunoqoshadiisa 9:18 ~ Deuteronomy 9:18

picture

M arkaasaan Rabbiga hortiisa ku dhacay oo joogay afartan maalmood iyo afartan habeen sidii markii hore, oo anigu baadna ma cunin, biyana ma cabbin, maxaa yeelay, sababtu waa dembigiinnii aad dembaabteen oo dhan, markaad samayseen wax Rabbiga hortiisa shar ku ahaa, oo aad isaga kaga xanaajiseen.


I fell down before the Lord, as at the first, forty days and nights; I neither ate bread nor drank water, because of all your sin which you had committed in doing what was evil in the sight of the Lord to provoke Him to anger.

Continue reading Report error